Maleeshiyaad Tiro Badan oo Ka soo goostay Kooxda Nabadiidka Cali Khaliif Galaydh Iskuna Soo dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland & Wada hadal Maanta ka Furmaya Magaalada Caynaba
Caynaba, 5 August, 2016-(SDN/QJ): – Wararka ka imanaya deegaanka degmada Caynaba ee Gobolka Saraar ayaa sheegaya in ciidan tiro badan iyo gadiid dagaal oo kasoo goostay kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo ay xalay dhawayd isku soo dhiibeen ciidamada qaranka Somaliland. Waxaana ciidanka iyo gaadiidkan dagaal ee kasoo goostay kooxda nabad diidka ah ee…
