Sheeko Qosol Badan Waxa kala qabsaday Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Weriye Saleebaan-Kalshaale!! DAAWO
Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayuu Waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Weriye Saleebaan-Kalshaale oo Daaddihiya Banraamijka la yidhaahdo Xog-warran oo ah Toddobaadle ka baxa TV-ga Bulsho. Faysal Cali Waraabe ayaa si diidmo ka muuqato uga jawaabayo badi su’aalaha uu Weriyuhu weydiinayo, isla markaana…
