Wasiir Cali Mareexaan Oo $6000 ugu Deeqay Nin Xanuunka Dhimirka Qabay 20-Sanno Oo Ku nool Burco
Burco,3,8,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Hawlaha guud iyo guriyeynta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed [Cali Marreexaan] ayaa deeq lacageed oo dhan 6000 oo dollar gaadhsiiyay nin xanuunka dhimirka qabay in ka badan 20 sanadood oo ku nool magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Wasiir Cali Mareexaan ayaa lacagtan ku hagaajiyay Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon oo…
