Mudanayaasha Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland Kaga Jira Gobolka Saaxil oo Saluug Weyn ka Muujiyey Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera
Hargaysa, 02.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ee kasoo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay doonayaan Golaha in ay Hor-keenaan heshiishkii maalgashiga dekadda Berbera oo madmadow badani ku jiro. Xildhibaanada ayaa sheegay in aanay ogolaan doonin in heshiishkaasi badhna la qariyo badhna la soo bandhigo, iyagoo Xukuumadda iyo…
