Garabka Jaamal Cali Xuseen oo ka Digay Dib u dhac uu Sabab u yahay Gudoomiye Faysal oo ku Yimaada Shirweynihii Xisbiga Ucid
Hargaysa,31.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka digay Hagar daamooyin uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku hayo dhaqan gelinta Go’aanadii ka soo baxay Gudida diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada qaranka ee Ku Saabsanaa Dacwadii Khilaafka Xisbiga Ucid. Cali Guray ayaa sheegay in Gudoomiye Faysal Cali Waraabe…
