Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay In Xukuumaddu Muddo Kordhin ka Baadheyso Rabshadaha Saaxil & Togdheer DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa tafaasiil ka bixiyey Sababaha keenay Mudaharaaddo Maalmohii u dambeeyay ka dhacayey degmooyinka Sheekh, Berbera iyo Burco, waxaanu sheegay in Dadka dhigaya Mudaharaadyadaasi diiddan yihiin xukunka Dilka ah ee lagu riday 8…

Read More

Wasiirka Khayraadka Biyaha Iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Si Diiran Hargaysa loogu soo Dhaweeyay Laguna Sifeeyay Halyeyga Guntiga u Xidhay Nabadaynta Beelaha Gobolada Bari DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaalo Shaqo ku Marayay Gobolada Bari ee Dalka ayaa Waxaa si Diiran ugu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Was’uul Dawlaha Wasaaradaasi,Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex,Madax dhaqameed Iyo Hawl wadeenada Wasaaradaasi.

Read More

Muxuu Guddoomiye Cirro Ka Yidhi Warar Sheegayay In Ay Shir Ku Kala Kaceen Isaga Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Degmada Axmed Dhagax? DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaarida ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlaayey munaasibad xisbigaasi u sameeyey soo dhaweynta siyaasiyiin iyo tageerayaal ku soo biiray xisbigaasi oo ka soo jeeda xaafada Axmed dhagax ayaa waxaa uu ka hadley warar ay maalmihii u danbeeyey ay qorayeen qaar ka…

Read More

Xukuumadda oo Ku Guul daraysatay inay Deegaanka Dhahar ee Bariga Sanaag Gayso Agabkii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Culaysyo la Saaray Mas’uul Deegaankaasi ka soo Jeeda

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Inkasta oo ay Xukuumadda Somaliland dhoolatus dhinaca Milatariga ah dhawaan ka samaysay Deegaanka Dhahar ee Bariga Gobolka Sanaag oo ay Farogalin Joogta ah ku hayso Puntland, hadana waxaa isa soo taraya in Deegaankaasi markii dambe uu gacanta Somaliland ka baxay islamarkaana la gayn kari waaya Qalabkii Diwaangalinta,oo sidaasi Dhahar kaga hadhay…

Read More

Qaar Ka Mida Dadkii Laga Soo Qabqabtay Tuulada Lafo-Ruug Oo Xaaladooda Laga Dayrinayo, Hooyo 80-Jir Ah Oo Ku Jirta Iyo Hooyo Ummul Ah Oo Loo Diiday In Ay Ilmaheedii Nuujiso

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Ugu Yaraan 16 qof oo dorraad laga soo qabqabtay Tuulada Lafo-ruug ee Gobolka Saaxil, wakhtiganna ku xidhan Saldhigga Xaafadda Macalin Haaruun ee Bariga Caasimada Hargeysa ayaa qaar ka mid ah xaaladooda laga dayrinayaa kadib markii qaar ka mid ah dadkan shacabka ah ee la soo qabqabtay la xaqiijiyey in ay ku…

Read More

Xaalad Jahawareer Ah Oo Ka Taagan Gobolka Saaxil Iyo Xukuumadda Oo Miciinsanaysa Xadhig, Cago-Juglayn Iyo Daba Gal Lagu Hayo Dadka

Berbera 29.July 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Magaalada Berbera oo kaashanaya kuwa milatariga ayaa daafaha magaalada Berbera iyo magaalada dhexdeedaba ka xidhixidhaya cid kasta oo gaadhigiisa ama gacantiisa lagu arko sawir (Steaker) ah ee lagu shaacinayo shirka la sheegay inuu Beelaha Gobolka Saaxil uga furmi doona bisha dabayaaqadeeda Deegaanka Baxafarasaafka oo katirsan degmada Laasgeel (Dacarbudhuq) kagana…

Read More

Aqoonayahan Jamaal Cali Xusseen Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Sababihii Ku Kelifay Inuu Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Musharax Ka Noqdo DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa si Qoto dheer uga hadlay Asbaabihii ku dhaliyey inuu Xisbiga Ucid Murashax ka noqdo kuna Biiro Xili la furay Ururada Siyaasada ee Ka Qayb qaatay Doorashadii Golayaasha Deegaanka. https://www.youtube.com/watch?v=oNj_uGPxwY8

Read More

Dhakhtar U Dhashay Ciraaq Oo Ka Sheekeeyay Amar Uu Saddaam Xuseen Siiyey Oo Uu Diidday

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Isaga oo ka sheekaynayaa nolasha uu soo maray ayaa waxa uu ku bilaabay warbixin uu siiyay wargeyska Dailly express:- Magacaygu waa Dr Munjid Al Mudaris waxaanan ahay dhakhtar daaweya lafaha isla-markaana waxa aan ka mid ahay khuburada ugu waawayn ee adduunka ee rakiba lafaha sinaaciga ah. Runtii waxa aan soo maray…

Read More

Dalalka ay ka soo Jeedaan Dadka ugu Dhaadheer iyo kuwa ugu Gaagaaban Adduunka

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Cilmi-baadhis cusub ayaa bedka soo dhigtay in ragga dunida ugu dhaadheer ku nool yihiin dalka Holland, halka haweenka ugu dhaadheerna Latvia. Waxa kale oo cilmi-baadhistan oo ay sameeyeen khubaro ka tirsan Jaamacada Imperial oo ku taal magaalada London ee dalka ingiriiska sheegeen in ragga ugu gaagaaban ay ka soo jeedaan dalka…

Read More

Golaha Wasiirada Somaliland oo Ansixiyay Heshiiska Maalgashiga Dekedda Berbera Ee DP World

Hargeysa,28,7,2016 (QJ/SDN) – Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo tirsigiisu yahay 200 ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28-07-2016 ku qabsoomay hoolka shirarka ee golaha Wasiirada. Shirkan oo uu gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, weheliyeyna Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabduraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa waxa xaadir ku ahaa aqlabiyadda xubnaha…

Read More

MADAXWENAHA: Cayaaruhu Waxay Gacan ka Geystaan Dib u Heshiisiinta iyo is-dhexgalka

Muqdisho,28,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Qabsoomidda Cayaarihii Maamul-goboleedyada dalka ee dhawaan lagu soo Gaba-gabeeyay Muqdisho ay muujinayaan horumarka laga gaarey dib u heshiisiinta, nabadda iyo is-dhexgalka bulshada. Xasan Shiikh ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad casho-sharaf ahayd oo xalay xarunta gobolka Banaadir loogu sameeyay dhammaan cayaartoydii ka qeybgashey ciyaarihii dowlad…

Read More

Madaxweyne Xigeenkii Hore Oo Sheegay In Maxkamada Ciidamadu Aanay Lahayn Qaadista Dacwadda Eedaysanayaasha Dilka Taliye Casayr, Racfaanna Loo Qaadan Doono Maxkamad Rayida

Hargeysa,28,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xukunkii dilka ah ee Maxkamada  Ciidanku  ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii Taliyihii Booliska ee Gobolka Saaxil iyo  mudaharaadadii  lagaga soo hor jeeday xukunkaasi ee ka dhacay magaalooyinka Sheekh,Berbera  Iyo Burco. Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu shegay in xukunkan laga…

Read More

Md. Baashe Oo Sheegay In Saami Qaybsigii Hore Ee Wakiilladu Aanu Caddaalad Ahayn

Hargeysa,28,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland iyo baarlamaanka ee soo socda. Md. Baashe Maxamed Faarax oo la hadlay Bulshotv ayaa waxa uu sheegay in haddii xal laga gaadhi waayo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada aanay diyaar u…

Read More

Obama Oo Ruushka Kaga Cabanaya In Uu Farogelinayo Tartanka Madaxnimada Maraykanka

Washington,7,28,2016 (QJ/SDN) – Madaweynaha dalka Maraykanka Barak Obama iyo maamulka xisbigiisa Dimuqraaddiga oo dorraad soo gunaanaday tartan adag oo muddo dhawr bilood ah murashaxiinta xisbiga gudihiisu ugu soo baxayeen murashaxa rasmiga ah ee xisbiga Dimuqraaddiga uga qaybgalaya doorashada madaxweynaha ee foodda innagu soo haysa ayaa dalka Ruushka ku eedaynaya in uu farogelin ku hayo arrimaha…

Read More

Odaygii Khaatumo Xumida ku dhintay ee Saalax Badbaado oo Dhalasho ahaan Somaliland ka Soo Jeeda,Aflagaado uu Dhimashadiisa ka Hor u Jeediyey Xaaji Cabdi Waraabe iyo Shacabka Somaliland oo uu Damiirkooda Caayay DAAWO

Muqdisho, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Warbaahinta taageerta Shabaab ayaa sheegtay in mid kamid ah qaraxyadii doraad ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho uu fuliyay mid kamid ah xildhibaanadii hore ee dawladda Soomaaliya oo lagu magacaabo Saalax Nuux Ismaaciil (badbaado) oo Da’diisu ka weynayd 50 Sanno Jir,Isla markaana dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland. Saalax Badbaado ayaa…

Read More

Cali Khaliif Galaydh Oo Caddeeyay Inay Dawladda Federaalka Soomaaliya Diidday Inay Taageerto Kooxdiisa Khaatumo DAAWO

Buuhoodle, 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Hoogaamiyeyaha Kooxda La baxday Khaatumo ee Fadhigeedu yahay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland Prof, Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay Dawladda Federaalka Soomaaliya aanay doonayn inay taageerto waxa uu ugu yeedhay dhismaha Khaatumo State, isla-markaana aanay wax abaal-gud ah kaga helin Aragtidiisa la xidhiidha Midnimo-Soomaaliyeed oo mar kale la helo….

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Qoorta Loo Sudhay Qodob uu ka Cararayay inuu Qallinka ku duugo Kaas oo Ku Saabsan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa , 28 July, 2016-(SDN/QJ):– Kulan maalmo kooban socday oo ay xaadir ku ahaayeen hoggaanka saddexda xisbi-qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, isla markaana ay shirguddoominayeen Akadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland(APD) iyo dallada ururrada Bulshada Rayidka ah ee(SONSAF), ayaa talooyin badan oo lagu falanqeeyey sidii heshiis midaysan looga gaadhi lahaa muranka ka taagan saami-qaybsiga Golaha…

Read More