“Yaan la idin gaadin Soomaaliyeey, dawladda Xasan Sheekh xilka waa kororsanaysa” Siyaasi Tarsan
Muqdisho,31.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarzan ahna nin aad u naqdiya xukuumadda haatan jirta ee Xasan Sheekh ayaa sheegay in dawladdu doonayso inay xil kororsi samaysato. Waxa uu baaq usoo jeediyay shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dawladda Soomaaliya oo qorsheheeda xil kororsiga uu cadyahay. “ Yaan la idin…
