Eng. Faysal C. Waraabe Oo Sheegay In Md. Cigaal Uu Nabad Ka Dhex Dhaliyey Kenya Iyo NDF, Soona Dhaweeyey Xidhiidhka Cusub
Hargeysa,27,7,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka waramay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya, waxaanu sheegay in xidhiidh qoto dheer oo soo jireen ahi uu labada dal ka dhexeeyey, waxa uu xusay in ALLE ha u naxariistii Madaxweynihii hore ee Somaliland ee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu sabab u ahaa…
