Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Oo Ka Dhacay Galbeedka Hargeysa

Hargaysa 17.July 2016 (SDN/QJ):- Alle   u naxariistee hal qof ayaa ku geeriyooday, saddex kalena waxa ka soo gaadhay dhaawacyo kala duwan ka dib markii ay isku dhaceen laba  gaadhi oo kala ahaa Noha iyo Tax (Tukhaan) galbeedka caasimadda Hargeysa agagaarka Muqaaxida Inanta meesha loo yaqaan Oromada.   Shilkan  labada gaadhi oo dhacay shalay galab ayaa…

Read More

“Diyaaradan Flydubai Hadaanay U Hogaansamaynin Amaraddeena, Waa Inaynu Joojinaa” Afhayeenka Kulmiye ee Uk

Hargaysa 17.July 2016 (SDN/QJ):- Xeer dhawaan ay soo saartay xukuumadda Somaliland oo la xidhiidha dhanka socdaalka ayaa la sheegay inuu caqabad ku noqday dad badan oo ka mid ah dadka isir ahaan ka soo jeedda Somaliland ee ku dhaqan dalalka galbeedka haystana dhalashooyinka dalalkaa iyo caruurtooda, ee xilliga xaggaaga yimaada Somaliland, Isla markaana siday faafisay…

Read More

Wiil 17 Jir ah oo Guursaday Islaan da’deedu tahay 71 Jir & Xiisaha ku duugan Kulankoodii 1aad SAWIRO

Washington 17.July 2016 (SDN/QJ):-Dalka Maraykanka waxaa ka dhacday dhacdo la yaab leh kadib markii haweenay jirta 71 sano ay guursatay wiil da’diisu tahay 17 sano. Kaaga sii darane  duqdan iyo wiilka ayaa ku kulmay mar la aasayay wiil ay dhashay haweenaydan oo cudurka sonkorta u geeriyooday. Haweenaydan 71, jirka  waxa lagu magacaabaa Almeda Errel oo…

Read More

Gabadh aad u Yar oo Shalay ka Yaabisay Madaxweynaha Turkiga ee Ciidamadu rabeen inay inqilaabaan

Istanbul 17.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Erdogan oo Shalay dhex maraya Istanbuul ayaa arkay gabadh yar oo ka mid ah dadkii mudaharaadayey, si deg deg ah ayuu u amray in gaadhiga la joojiyo. Gabadhii ayuu weydiiyey sababta ay Iskuulkii u aadi weyday oo u soo banaanbaxday. “Qaranimadayadii ayaa la soo weeraray” Ayey ugu jawaabtay. Wuxuu ka…

Read More

Degmada Sheekh: Laba Ruux ayaa Dhintay Laba Kalena Waxaa soo Gaadhay Dhaawac kadib Markii Nin Maskaxda ka Xannuunsanayaa uu Waran Soofaysan la dhacay

Sheekh 16.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa Degmada Sheekh ee Xarunta Gobolka Saaxil ka dhacay Shil Sababay Dhimashada Laba ruux iyo Dhaawaca Laba Qof oo Kale. Shilkan ayaa Wuxuu ka dhacay Goob Maqaaxi ah oo Ku taala Badhtamaha Magaalada Sheekh Sida uu Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyey Mid ka Mid ah Goob Joogayaashii ku Sugnaa Goobtaasi Waxaa…

Read More

Xaalada Waddanka Turkiga,Askar iyo Saraakiishoodii oo la Xidhay,Askar Giriiga iska Dhiibay,Garyaqaano Xabsiga loo Taxaabay Iyo Warbaahintii Dawlada oo hawada ku soo Noqotay

Ankara 16.July 2016 (SDN/QJ):- Ilaa 2,839 askari oo Turki ah oo ay ka mid yihiin saraakiil sare oo ayaa loo xidhay isku daygii afgambiga oo hadda dhamaaday sida uu sheegay Rai’sal wasaaraha dalkaas Bin Cali Yildirim. Wuxuu sheegay in ay dhinteen 161 ruux 1,440 ay ku dhaawacantay habeen uu ku tilmaamay bar madaw oo fuushay…

Read More

Gobolka Sanaag oo Maanta si rasmi ah ay uga Bilaabantay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Iyo Kormeerkii Madaxda Qaranka DAAWO

Ceerigaabo 16.July 2016 (SDN/QJ):- Waxa guud ahaan maanta Gobolka Sanaag iyo Degmooyinkiisa ka bilaabmay Hawlgalka qaran ee qaadashada kaadhka diiwaangalinta codbixiyaasha Waxaana Soo Kormeeray Weftiyo ay kala Hogaaminayaan Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Hogaanka Sare ee Gudida Doorashooyinka Qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=hrxk-ralzUI

Read More

Xukuumada Dalka Somalia oo Eriday Hay’ada Turki ah oo lala Xidhiidhiyay inay Qayb ka tahay Inqilaabkii dalkaas ka dhacay

Muqdisho 16.July 2016 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta iskugu yimid shir aan caadi ahayn ayaa si xoogleh loogu canbaareyey Afganbigii dhicisoobay ee dalka Turkiga. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dawladdu amartay in la joojiyo adeegyo ay bixin jireen hay’ado lala xiriirinayo, nin ay dawladda Turkigu ku eedaysay inuu ka dambeeyey…

Read More

Xukuumadda Somaliland Iyo Mucaaridkeeda oo Canbaareeyay Inqilaabkii Fashilmay ee Turkiga Hambalyana u diray Shacabka iyo Dawlada Turkiga DAAWO

Hargaysa 16.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Hambalyeeyay Shacabka Gobolka Sanaag sida Muga leh ee ay uga qayb qaateen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Waxaa kale oo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Hambalyo u diray Raysal Wasaaraha Cusub ee Ingiriiska Halka uu Sidoo kale Bogaadiyey in Madaxweynaha Waddanka Turkigu uu ka badbaaday Isku day Inqilaab…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay Af-gembigii dhicisoobay ee Turkiga

Muqdisho,16,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay isku day afgambi militire oo dhicisoobay, kaasi oo ka dhacay dalka Turkiga oo ay fuliyeen koox ka tirsan militeriga dalka Turkiga. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada Qaranka ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku sheegay in dowladda iyo…

Read More

Xukuumadda Turkiga oo shaacisay in lasoo Gaba-gabeeyay Af-gambigii Xalaadduna deggen tahay

Ankara,16,7,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Turkiga ayaa si rasmi ah goor-dhaw ugu dhawaaqday in lasoo afjaray Afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay, iyadoo hawl-gallo la sameeyay lagu Qab-qabtay Kumannaan sarkaal oo ka tirsan Millateriga dalkaas. Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Af-gabigaan uu ku lug lahaa wadaadka Musaafuriska ku maqan ee Fatholahi Ghulam,…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Dhibaatada Hoggaamineed Ee Haysata Dunida Muslimka

Hargeysa,16,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Dhibaatada haysata Dalalka Muslimka ah, Cadaawadda Gaaladu u qabaan Muslimka iyo Xaaladda Amni ee Magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu sheegay in Dalalka Gaaladu doonayaan inay Ummadaha Muslimka ahi kaga deydaan…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay Inaanay Muddo Kordhini Jirin

Hargeysa,16,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caadani ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada, Xidhiidhka Somaliland ee Caalamka iyo Wadamada Jaarka, aragtida Xukuumadda ee Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska iyo Diiwaangelinta.  Wuxuu kaloo wasiirku ka hadlay muddo kordhinta la hadal hayo oo uu meesha ka saaray. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Caadani oo Wargeyska…

Read More

Halkee Ayuu Joogaa Madaxweyne Siilaanyo?

Hargeysa,16,7,2016 (QJJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa gaadhay dalka Turkiga, ka dib markii uu khamiistii ka ambo-baxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo oo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ugu sii hakaday duulimaadka dartii, wuxuu hadda joogaa magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga. Madaxtooyada Somaliland ayaa socdaalka madaxweynaha ku sheegtay inuu yahay mid…

Read More

Dr. Maxamed Cabdillaahi Oo Ka Digay Halista Ka Dhalan Karta Muddo Kordhin Kale Oo La Sameeyo

Hargeysa,16,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa ka digay halista Somaliland ka soo waajihi karta haddii la sameeyo muddo kordhin madaxtooyo, iyadoo beryahan la hadal hayay arrintan. Dr. Maxamed oo isagoo jooga magaalada Nayrobi ee dalka Kenya u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay shakhsiyan inuu aaminsanyahay inaanay dhici…

Read More

Hay’adda Dhawrista Tayada Oo Ka Hadashay Heerka Biyaha Wershadaha Ee Somaliland

Hargeysa,16,7,2016 (QJ/SDN) – Markii uu dhawaan wargeyska Geeska Afrika daabacay warbixin ka hadlaysa tayada biyaha wershadaha Somaliland ee caagadaha ku jira oo aan weli lagu samayn baadhis madaxbanaan oo lagu hubinayo tayadooda, ayaa waxa arrintan ka hadlay hay’adda tayada Somaliland. Guddoomiyaha hay’ada dhawrista tayada Somaliland md. Cali Maxamed Cabdalla (Biikalo), ayuu wargeyska Geeska Afrika wax…

Read More

Mudaaharaad looga hor-jeedo Afgambigii xalay ka dhacay Dalka Turkiga oo ka socda Muqdisho

Muqdisho,16,7,2016 (QJ/SDN) – Banaanbax ballaaadhn oo looga soo horjeedo isku daygii fashilmay ee la doonayey in lagu afgambiyo dowlada sharciga ah ee dalka Turkiga ayaa saaka ka socda magaalada Muqdisho. Dibadbaxa ayaa waxa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee shacabka gobolka Banaadir, oo muujinaya sida ay uga xun yihiin isku daygaasi, iyo sida ay…

Read More