Xukuumadda Somaliland oo Si Rasmi ah uga Hadashay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Deegaanka Degmada Dhahar Iyo Khasaaraha ka dhashay DAAWO

Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab adag ka bixisay Duulaan Gardaro ah oo Ciidamo ka Tirsan Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ay Maanta ku soo qaadeen deegaanka lagu magacaabo Boodda-cad oo 30km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Dhahar ee gobolka sanaag . Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Marwo…

Read More

Mareykanka: 3 Boolis ah oo la Dilay

Washington (QJ/SDN) – Nin hubeysnaa ayaa dilay ilaa  3 askari oo boolis ah magaalada Baton Rouge halka uu dhaawacay 4 kale oo midkood uu garaabato yahay. Halkaa nin ayaa la xaqiijiyay inuu weerarkaa uu fuliyay asagoo la sheegay inuu ka careysnaa nin halkaa lagu dilay oo madoobaa. Ninkaa ayaa waxaa dilay booliska magaaladaa horaantii bishaan…

Read More

Baarlamanka Puntland oo si kulul uga hadlay Dagaalkii Saaka,Luuqad adag oo ay Kula Hadleen Madaxweyne Gaas Iyo Nuxurka Baaq ay u Jeediyeen Somaliland DHAGAYSO

Garowe 18.July 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah xubnaha golaha wakiilada dawlada Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ay ku qabteen gudaha caasumada Garowe waxay sheegeen inuu dagaalkaasi uu san hayn mid u dhexeeya labo maleeshiyo ee uu yahay dawlada kusoo duushay dawlada kale sida ay hadalka u dhigeen. Xildhibaanada kasoo jeeda gobolada uu dagaalku ka socodo ayaa…

Read More

Ciidamada Somaliland iyo Puntland oo uu dagaal ku dhex maray Xuduudka

Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha guud ee ciidamada milleteriga somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqalle ayaa goor dhoweyd cadeeyay in ciidamada somaliland iyo puntland uu saaka dagaal ku dhexmaray deegaanka lagu magacaabo Boodda-cad oo 30km dhinaca galbeedka ka xigta magaalada Dhahar ee gobolka sanaag . Taliyaha oo war kooban soo saaray wuxuu BBC u sheegay in…

Read More

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya katirsan ciidanka xooga u soo xiray tababar

Muqdisho, July 18, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka xooga dalka Soomaliyeed gaar ahaan ciidanka gaarka u tababaran ee Danab oo ay Dowladda Imaaraadka Carabta gacan ka geysatay tababarkooda. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan Taliyayaasha ciidanka qalabka…

Read More

Xaaji Cabdi Waraabe oo Ka Digay Cawaaqibka uu Yeelan Doono Shir la Sheegay inay Wada Jir u qabanayaan Beelaha Galbeedka Burco Iyo Koonfurta Hargaysa DAAWO

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Caasimada dalka ee Hargaysa ka Socday Shir ay Qabanqaabadiisa dabada ka riixayaan Siyaasiyiin Miisaan Culus ku Leh Saaxada Siyaasada Somaliland oo ka soo Kala Jeeda Beelaha Walaalaha ah ee Dega Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargaysa. Siyaasiyiinta Shirkan wada waxaa ka mid ah Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa, Coranayl…

Read More

Xogo Daaha ka Rogay Halka ay Salka ku Hayso Koox Dhallinyaro ah oo Hargaysa ku Nool oo la Sheegay inay Aaminsan Yihiin Afkaar ka dhan ah Diinta Islaamka

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Muddooyinkii ugu dambeeyey waxa dadyowga Soomaalida si weyn ugu dhex fidaya aragtiyo iyo afkaaro ku dhisan ururro xag-jir ah oo gaalo iyo mislimba leh, qaarkoodna ku cusub yihiin geyiga ay degaan ummadaha Soomaalidu sida ururrada diin laawayaasha ah ee dunida ka hawl gala ee ay ka mid yihiin Maasuuniyadda iyo Illuminati…

Read More

Hoos u Dhaca Baaxada Leh ee Ku Yimid Siyaasada Somaliland ee Dalkaa Itoobiya,Qaab Maamuuskii Hore loo Yaqaanay iyo Maqaamka Maanta lagu soo dhaweeyo Madaxda Somaliland

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Wakhtiyadii aynu soo dhaafnay xaaladda siyaasadeed ee Arrimaha Dibadda Somaliland waxa ay soo martay maraaxil kala duwan oo wakhti kastaa waayihiisa lahaa iyada oo xukuumaddii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo tii ku xigtay ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin la sheego in ay si weyn u dhaantay sida ay maanta tahay…

Read More

“Xarumaha Caanka ah Sida Dayaxa, Waxa Aanu Ka Dhigi Doonaa Goobo Aqooneed oo La Mid Ah Jaamacadda Camuud.”. Cabdiraxmaan Cirro +SAWIRO

Ceerigaabo 18.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa ku Sugan Gobolka Sanaag oo ay ka socoto Hawlgalka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Weftigiisa ayaa Booqday Dugsigii Caanka ahaa ee Dayaxa ee Gobolka Sanaag halkaas oo uu ka Jeediyey Khudbad dhinacyo…

Read More

Guddida Diwaangalinta Ururrada Toddobaadkan Soo Gabogabeynaysa Dacwaddii U Dhexeysa Faysal Iyo Jamaal

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Guddida diwaangalinta Ururrada Siyaasadda  Somaliland, ayaa Toddobaadkan Go’aan ka soo saaraya Dacwadda u dhexeysa Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe, taasi oo bishii hore la dhageystay.   Musharraxa Madawaynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dacwadda…

Read More

Baabasiirta Cudur ku Badan Bulshada Somalida,Astaamaha Lagu Garto Iyo Sida loo Daweeyo DAAWO

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Baabasiirku‬ waa cudur ku badan bulshada laakiin aan aqoon badan loo lahayn, kaga bogo video-gaan Waxa uu baabasiirku yahay, Waxa keeno, Noocyada uu u kala baxo, Astaamaha lagu garto, Heerarka uu kala yahay, Siyaabaha lagu ogaado, Xanuunada lagu qaldo iyo Qaababka loo daaweeyo ama looga hortago.

Read More

Taliyihii Hogaaminayay Inqilaabkii Dhicisoobay ee Turkiga oo Ciqaab adag Mari doona iyo Tirada Ciidamada Turkiga ee Inqilaabkii Fashilmay ka Qayb qaatay ee Ilaa hada Xabsiyada loo Taxaabay

Ankara 18.July 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Turkiga ayaa sii wada xadhiga qaar ka mid ah saraakiisha milatariga iyo hey’ada garsoorka kuwaas oo looga shakisanyahay in ay ka danbeeyeen afganbigii dhicisoobay ee Jimcihi ka dhacay dalkaasi. Wasiirka cadaalada Turkiga Bekir Bozdag ayaa sheegay in la xidhay ilaa iyo 6,000 oo ruux,isla markaana tirada qabqabashada ay sii kordhi…

Read More

‘’Hadii Kalese Goolaaftankiyo Qayladiyo Gooha iga Daaya’’ Cali Guray

Hargaysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golayaasha Degaanka QODOBKA 23 AAD Qaabka Soo Bandhigidda Musharixiinta Xarafyada 1,2,3&4 waxay khuseeyaan Musharixiinta Golayaasha Degaanka xarfaha 5,6$7 ayaa khuseeya musharixiinta Madaxtooyada sida soo socta: Musharaxa isu soo sharaxay jagada Madaxwaynaha ama Madaxayne/xigeenka wuxu xaq u leeyahay inu ka tanaasulo. Hase yeeshee waa inu qoraal rasmi ah…

Read More

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay inaysan Saamayn ku yeelanayn Bixida Hay,ada Nile Academy Waxbarashada Schoolada

Muqdisho 18.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen,oo lahadlay warbaahinta  ayaa sheegay in aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin dalka howlihii Hey’adda Nile Academy ka waday Soomaaliya, kadib markii Golaha Wasiirada u qabteen in 7-maalmood dalka uga baxaan.   Golaha Wasiirada ayaa isku raacay in gebi ahaanba la joojiyo Howlihii Hey’adda Nile…

Read More

Shirweynihii 27 ee Ururka Midnimada Africa oo Isku Maaweelinaya Qodobo ay Dhaqan gelintoodu ku adag tahay Wadamada Africa

Kigali 18.July 2016 (SDN/QJ):- Kigali, Rwanda waxaa ka bilawday shirweynihii 27aad ee ururka Afrika. Arrimo badan oo dannaha Africa khuseeya ayaa laga wada hadlayaa. Hogaamiyaha Rwanda oo ka hadlayay shirka oo uu marti galiyey ayaa yidhi “Waxaynu u kulanay in aynu si ka go’naan aha uga wada hadalno dannaheenna”. Paul Kagame wuxuu Africa ugu baaqay…

Read More

Prof Azhari Oo Toosh Ku Iftiimiyay Mad Madawga Ku Jira Heshiiska Dekeda Berbera,Badkana Soo Dhigay Qodobo Bulshada Ka Qarsoon+ Waxa Laga Yeelayo Shaqaalaha Dekeda Hadda Ka Shaqeeya

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Prof Axmed Xaaji Cabdilaahi Azhari oo ka mid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland islamarkaana Wax ka dhiga Jaamacadaha Dalka ayaa si cilmaysan uga hadlay Heshiiska Wareejinta Dekeda Berbera islamarkaana lix qodob oo lafjab ku ah Somaliland ka soo dhex saaray Qoraalka Heshiiska Hordhaca ee ay gaadheen Xukuumadda Somaliland iyo Shirkada DP-World ee…

Read More

“Waxay keeni kartaa hanaankii dimuqraadiyadeed ee Somaliland ka hanno-qaaday inay fashilmaan” Gudoomiyaha Garabka Haweenka Waddani ee Waqooyiga America

Dubai 18.July 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Waqooyi America ahna Safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib,ayaa waxay ka digtay dib-u-dhac markale ku yimaada doorashooyinka Madaxweynanimada oo toddobaadadii ugu danbeeyey la hadal-hayay, isla markaana waxay ka warantay safar shaqo oo ay ku joogto Magaalada Abu Dubai.   Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa waxay…

Read More

10-kii Isku-day Shirqool ee Madaxda Carabta Ugu Caansan Lagula Beegsaday iyo Saamaynta Taariikheed ee ay ka Tageen

Hargeysa 18.July 2016 (SDN/QJ):- Taariikhda Dunida waxa soo maray isku dayo shirqoolo dil ah oo qaarkood lagu guulaystay qaar kalena fashilmeen oo lala seegay halkii la doonayay kuwaasi oo lagu bartilmaameedsaday Madax Caaan ah oo dunida soo martay.   Waxa jira Shirqoolo dil oo dunida gilgilay taariikhdana wax weyn ka badalay oo saamayn ku yeeshay….

Read More

“Midabadii Fashiliyey Afgembiga Meel-mari-waayay & Warbixinnihii U Dembeeyey Ee Warbaahinta Caalamku Ka Qortay”

Ankara 18.July 2016 (SDN/QJ):- Rajab Dayib Ordugan oo cadhaysan ayaa la hadlay warbaahinta dalka Turkiga kaddib isku day inqilaab oo dhicisoobay kaas oo 48 kii saacadood ee la soo dhaafay gilgilay dunida Muslimka ah. Shacbi weynaha Turkiga iyo ciidammada qalabka sida ee u daacadda ahaa Ordugan ayaa xaaladda ku soo dabbaalay deggenaan. Abbaaro waabarigii Sabtida ayaa…

Read More