Cisbitaalkii Weynaa ee Laascaanood oo la dhisayo iyo Laba Wasiir oo ka Hadlay Waxqabadka Xukuumadu ka wado Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada C.laahi Ibraahin Habane iyo Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Magaalada Laascaanood Waxay Tababar Mudo Todoba Bilood ah u Socday u Soo Gabo gabeeyeen Hawl wadeeno ka tirsan Wasaaradaha Caafimaadka,Waxbarashada iyo Qorshaynta Qaranka.

Read More

Ciidammada Qaranka Oo Lagu Eedeeyay Inay U Daateen Guriga Uu Magaalada Ceerigaabo Ka Degay Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Qaranka Somaliland ee jooga  Magaalada Ceerigaabo, ayaa lagu eedeeyay inay u daateen Guriga uu Weftigii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Hoggaaminayaa ka dageen Magaalada Ceerigaabo. Xildhibaan Baar Siciid, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland isla-markaana ka mida Mudanayaasha Xisbiga WADDANI ugu jira GolahaWakiillada, ayaa Warbaahinta sheegtay in Ciidamada Qaranka Somaliland u soo…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Wefti Balaadhan u dirtay Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Arrimaha laga wada Hadlayo DAAWO

Jig Jiga 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Booqasho Shaqo ku tagay Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Jig Jiga. Weftigan Waxaa Qayb ka ah Wasiirada Arrimaha Gudaha,Xidhiidhka Golayaasha,Wershadaha iyo Mas’uuliyiin kale Waxaana ku qaabilay Xadka Dhinaca Itoobiya ee Togwajaale Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada…

Read More

Khaladdadkii yaryaraa ee Waxa Weyn ka Bedelay Taariikhda Adduunka DAAWO

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa iska adag in la rumaysto in khaladaad yaryar oo isfaham la’aan u badani ay wax ka bedeli karaan oo saamayn muuqata ku yeelan karaan taariikhda, laakiin taasi waawaxa dhab ahaan dhacay, sida khudbad muhiim ah oo turjumaadeedii la khalday oo dabeeto gaysatay masiibo aan laga soo waaqsan, iyo ismaandhaaf dhexmaray…

Read More

Khabiir Ciyaareed ka Hadlay Dariiqa loo Maro Doorashada Xidhiidhada Ciyaaraha DAAWO

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Khabiir dhinaca ciyaaraha ah oo ka tirsan wasaaradda dhalinyarada,ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa masuuliyiinta xidhiidhka kubada cagta somaliland gaar ahaana gudida qaban qaabada shirweynaha doorashada xidhiidhka kubada cagta S.land waxa uu ka dalbaday in ay doorashadaasi ku soo xulaan dad aqoon u leh kubada cagta.

Read More

Khudbad Siyaasadeed oo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro uu u Jeediyey Boqolaal Ka Mid Ah Shacabka Ceerigaabo ee Gobalka Sanaag

Ceerigaabo 14.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey oo maalmahii ugu dambeeyey socdaal ku joogay gobalka Sanaag, ayaa khudbad  dhincyo badan taabanaysa Isla markaana uu Ku Badhxay Olole Siyaasadeed Wuxuu u jeediyey boqolaal ka mid ah xoogaga taageerayaasha isbedel doonka…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo Markii u Horaysay Kooxdiisu Codkiisa Soo Bandhigeeen & Goodigiisa Dagaal DHAGAYSO

Muqdisho 14.July 2016 (SDN/QJ):- Ururka Al-Shabab ayaa cod ay sheegeen inuu yahay kan hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abu Cubayda oo sidoo kale loo yaqaan Axmed Diiriye.   Codkaasi ayaa Abu Cubayda uu kaga hadlay arrimo kala duwan oo iskugu jira kuwo siyaasadeed iyo kuwa dhinaca amniga ah.   Waxa uu hadalkiisan oo noqonaya kii ugu…

Read More

Xildhibaan Reer Norway Ah,Dhalasho ahaana Somaliland ka soo Jeeda Oo Dhaliilay Nadaafadda Iyo Bilicda Caasimadda Hargeysa

Hargaysa 14.July 2016 (SDN/QJ):- Xidhibaan Ismaaciil Ibraahim Maxamed (Dr Maano) oo ka tirsan xildhibaanada Golaha deegaanka Magaalada Lillehammer ee dalka Norway iyo Wefti uu hoggaaminayo oo dalka booqasho ku yimid, ayaa ka dayriyay bilicda Caasimadda Hargeysa, waxaanu xusay inaan dadweynaha loo samayn goobihii qashinka ay iskaga basrin lahaayeen, waxaanu Dowladda hoose Hargeysa u soo jeediyay…

Read More

Gudoomiyaha Hay’ada Maamusha Voice of America Radio oo Lagu Xidhay Magaalada Moscow ee Ruushka & Saamaynta Xidhiidhka Labada Dal

Washington Dc 14.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta ee BBG Jeff Shell, ayaa loo diiday inuu galo dalka Russia, waxaana la xiray dhowr sacaadood, markii uu isku dayay inuu socdaal shaqo ku tago magaalada Moscow, toddobaadkan.   Shell oo ah guddoomiyaha hay’adda BBG ee maamusha Voice of America, Radio Free Europe iyo warbaahinta kale ee…

Read More

Booliska Kenya oo toogasho ku dilay 2 dhallinyaro Soomaali ah oo Ku noolaa Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi

Nairobi 14.July 2016 (SDN/QJ):- Xaafadda Islii ee magalada Nairobi waxaa xalay toogasho lagu dilay laba dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay kamid ahaayeen kooxo burcad ah oo lagu magacaabo Super Power oo ka hawl gala xaafaddaasi.   Ciidanka Booliska ayaa warbaahinta u sheegay in labadaasi dhallinyarada ah ay in badan ku raad joogeen ayna ahaayeen …

Read More

Arday Muslim ah oo diiday inuu Gacanta ku salaamo Macallimaddiisa oo mudaaharaad iyo cadho ka dhalatay

Hamburg 14.July 2016 (SDN/QJ):- Macallimiin wax ka dhiga iskuul ku yaalla Jarmalka ayaa muddaaharaad dhigay kadib markii arday Muslim ah uu diiday inuu gacanta ku salaamo haweenay macallimad ah.   Carada macallimiinta ayaa timid xilli ay dhacaysay xaflad qalin jabin ah oo wiilkaasi ardayga ah ka qayb galay. Macallimiinta ayaa arintaasi sharaf dil u arkay,…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha Cusub ee Ingiriiska Theresa May

Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.  Axmed Maxamed  Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, wuxu dhambaal hambalyo iyo boogaadin ah u dirayaa Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Britain Theresa May oo maantoo Arbaco ah 13.07.2016 la wareegtay xilka hogaamiye-nimo ee dalkaas. Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisa ku yidhi”Anigoo ku hadlaya…

Read More

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Goob Fagaare Ah Kala Hadlay Boqolaal Ka Mid Ah Shacabka Magaalada Ceerigaabo+SAWIRO

Ceerigaabo 13.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey oo maalmahii ugu dambeeyey socdaal ku joogay gobalka Sanaag, ayaa khudbad  dhincyo badan taabanaysa u jeediyey boqolaal ka mid ah xoogaga taageerayaasha isbedel doonka ah ee xisbigaasi ee magaalada Ceerigaabo . Khudbaddan…

Read More

Dhageysiga Dacwadda Sheekh Aadan-Sunne Oo Maanta Ka Bilaabmatay Maxkmadda Hargeysa

Hargeysa,13,7,2016 (QJ/SDN) – Maxakamada gobolka Maroodi-Jeex ee Hargeysa ayaa saaka si toosa u bilowday dhageysiga dacwada Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Aadan-Sune], oo ka mida culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa. Dacwada Sheekh Aadan Sunne ayaa imaanaysa xilli uu bilihii ugu danbeeyay ku xidhnaa xabsi ku yaalla magaalada Hargeysa. Waxaana sheekha soo xidhay oo u soo dhaadhiciyay…

Read More

“Mustaqbalka waxaan ka werwersanahay in Isbadal Run ah oo Umadan Badbaadin karaa Soo Socdo,Anigu Mujaahid ma ihi” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 13.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Walaac ka Muujiyay Sidii Shacabka Somaliland u heli lahaayeen Isbedel Cusub oo dalka badbaadin kara,Waxaa kale oo uu qaybaha Warbaahinta ka dalbaday inay ka daayaan inay ugu yeedhaan Mujaahid.

Read More

Madaxtooyada Oo Ka Jawaabtay In Muddo Kordhin Loo Samaynayo Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa,13,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey wararka sheegaya in Madaxtooyadu waddo muddo kordhin dambe oo loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici. Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax) oo Wargeyska Geeska Afrika arintan ka wareystay ayaa sheegay inaanu jirin qorshe ay madaxtooyadu ku doonayso in muddo kordhin labaad…

Read More

Kenya Oo Xidhay 368 Wershadaha Biyaha Sifeeya Ah Iyo Su’aalaha La Iska Weydiinayo Kuwa Somaliland

Nairobi,13,7,2016 (QJ/SDN) – Dawladda Kenya ayaa xidhay in ka badan 368 wershadood oo ah wershadaha safeeya biyaha caagadaha ku jira ee dalkaas laga isticmaalo, ka dib markii ay buuxin waayeen shuruudaha laga rabo tayada biyaha dhammaystiran. Hay’adda dawladda Kenya u qaabilsan tayada ayaa xidhay wershadahan ka dib markii baadhitaan lagu sameeyay tayada biyaha ay soo…

Read More

Maxaad Ka Taqaanaa Ra’isalwasaaraha Cusub Ee Ingiriiska?

Lodon,13,7,2016 (QJ/SDN) – Dalka Ingiriiska  ayaa guda galay maalmo kale oo si lama filaan ah ay siyaasaddu isu badashay kadib markii isniintii ay loolanka xisbiga conservative-ka ee talada haya ay ka hadhay  Andrea Leadsom, wasiirka tamarta Britain. Arrintan ayaa horseeday in Theresa May oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ay ku guulaysato qabashada xilka Ra’iisul Wasaaranimo…

Read More