Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Mawqifkooda Qabsoomida Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa,12,7,2016 (QJ/SDN) – Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa ka hadlay mawqifkooda ku waajihan qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee loo qoondeeyay in ay Somaliland ka dhacaan dabayaaqada sannadkan. Qoraal xisbigu soo saaray ayaa u dhignaa sidan; War-saxaafadeed Xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa oo mar walba xil wayn iska saaraya gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah ee…
