DUQA MUQDISHO: Amni-darada Xamar ka jirta Waxay ku timid Hubka oo aan Xakameysneyn

Muqdisho,10,7,2016 (GM) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in weerarada iyo amni-xumada ka jirta Muqdisho ay sabab u tahay hubka oo aan ahay mid ku jira gacanta dowladda iyo ciidammo hubeysan oo Xamar iska dhex-socda. Duqa Muqdisho, ayaa intaas ku daray in Al-shabaab ay isku ekeysiiyaan inta badan…

Read More

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Sheekh iyo Fanaan Ku Xidhan Hargeysa

Hargeysa,10,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ka hadlay Xadhiga ay xukuumaddu u gaysatay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Aadan Sunne] iyo fanaan Farxaan-Xidig oo maalmahanba ku xidhnaa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Wasiir Cali Maxamed Waran-cadde oo saxaafadu wax ka waydiisay sababta loo xidhay labadaas nin ayaan si cad u sheegin…

Read More

Maamulka Gobolka Togdheer oo Mar kale ka hadlay Xadgudub ay Ciidamada Liyuu Boolis ku soo sameeyeen Gudaha Somaliland DAAWO

Burco 10.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer ayaa sheegay in Ciidamada Liyuu Boolis ay Mar kale Xadgudub ku soo sameeyeen Deegaanka ku dhereran Xadka ay Wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya Isla markaana ay Gudaha u soo Galeen Xadka Somaliland 18Km. https://www.youtube.com/watch?v=n6Qyxz2wVyc

Read More

SOUTH AFRICA: Ganacsato Somali ah oo siyaabo kala duwan Maalmihii lasoo dhaafay loo Dilay

Cape-town,10,7,2016 (QJ/SDN) – Toddobadii maalmood ee lasoo dhaafay ugu yaraan toddoba muwaadiniin Soomaaliyeed ah, ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay Deegaanno hoos-taga Magaalooyinka Cape-town & Port Elizabeth oo ka kala Tirsan Gobollada Eastern-cape iyo Western-cape ee Dalka Koonfur Afrika. Dilalka Muwaadiniinta Soomaaliyeed loo geeystay ayaa siyaabooyin kala duwan u dhacay, kaddib markii intooda badan lagu…

Read More

DAAWO: Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Oo Magaalada Laascaanood Ka Bilaabay Muxaadirooyin kaddib 30-sanno

Laascaanood,10,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool oo ay ka socdaan Muxaadarooyin Diini ah oo ay culummada Gobolku ka wadeen Magaalada. Imaashaha Sh. Mustafe ayaa waxaa warbaahinta hadal kooban ugu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Qaban-qaabada Muxaadarooyinka Sh. Siciid Mustafe X. Nuur oo sheegay inuu ka qayb ka…

Read More

Eng C/Naasir Garaad Abshir Oo Si adag uga Hadlay Cid kasta oo Fadqalalo ula Timaada Aaska Aabihii Garaad Abshir,Somaliland ka Dalbaday inay Ciidanka ka qaado deegaankaas DAAWO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Eng Cabdi-naasir Garaad Abshir oo uu dhalay alle ha u naxariistee Marxuun Garaad Abshir Garaad Saalax ayaa ka hadlay aaska loo samaynayo aabihii. Eng Cabdinaasir Garaad oo dhanka kalena ah La Taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Gobolada Bari . https://www.youtube.com/watch?v=KUaybwzJfNQ Geesta kale Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah uga hadashay qaabka…

Read More

Koox ka Tirsan Ciidamada Liyuu Bolis ee Kililka 5aad ee Itoobiya oo Xalay Dad Shicib ah ka Afduubay Deegaanka Bisiqa oo 40 Km Burco u Jirta & Firxadkii Bulshada Gaashaamo oo Burco soo Galay

Burco 10.July 2016 (SDN/QJ):-  Koox katirsan Ciidanka Liyuu boolis oo wata 4-Gaadiidka dagaalka ah masaafadii u dheerayd Gudaha ugalay Gobolka Togdheer ayaa Xalay fuliyey hawl gal ay ku Kaxaysteen Maxaabiis door ah inkasta oo Tiradooda aan la Xaqiijin. Tuulada maleeshiyadu dadka kaxaystay oo lagu magacaabo Bisiqa ayaa Burco u jirta 40-km ah,Warar hor dhac ah…

Read More

“Waxaan Golaha Guurtida ka dalbanayaa in Madaxweyne Siilaanyo ay u Kordhiyaan Mudo Laba Sanno ah Isla Markaana…” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiiladda ayaa ku baaqay in Madaxweyne Siilaanyo loo Kordhiyo Mudo laba Sannadood ah Isagoo dhanka kalena sheegay in la soo Horaysiiyo Doorashada Wakiiladda. https://www.youtube.com/watch?v=yya-gXjpKtw

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Qaabilaadii Ergadii Nabadeed ee Deegaanada Dharkeyn Geeyo iyo Dhumey SAWIRO

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa qasriga Madaxtooyada shir kula qaatay ergedii uu hore ugu diray Dharkeyn-geeye iyo Dhumay ee labada ardaa ee walaalaha ah dhiilladu ku dhex martay.   Ergeda oo isugu jirtay xubno ka tirsan golaha guurtida iyo hoggaamiye dhaqameed ka kala socday gobolada dalka oo dhan,…

Read More

‘’Caalamku Ha Kala Doortaan Somaliland oo Shiidaal Leh Iyo Somaliy-yada u Dhaqanta Sidii Ilmo QalQaali ah’’ Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):-  “Somaliland ayaa u dabaaldegtay 25-guuradii ka soo wareegtay la-soo-noqoshada madaxbanaanidooda, balse xafladaha dhalaalayey waxay ku dhaafeen murugo, maxaa yeelay, waxay muwaadiniintoodu ku dabaaldegeen keli, “Waa cadaalad-darro,” ayuu ku dooday Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka keliya Arrimaha dibedda caalamka aan adeegsanin khadka degdega ee dublamaasiyiinta maraan madaarada caalamka.” Sidaa waxa lagu sheegay…

Read More

“Faysal Cali Isagoo Qarinaya Guddoomiyenimadiisa Sharci-darada Ah, Ayuu Yidhaahdaa Waa La Isku Haystaa Musharraxnimada Jamaal” Xoghayaha Golaha Dhexe Ee UCID

Hargaysa 10.July 2016 (SDN/QJ):- Eng. Xassan Cismaan (Sabce) oo ah  Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID ayaa ka hadlay Khilaafka Culus ee u dhexeeya Labada Garab ee Xisbigaasi. Shacabka Somaliland wuxuu mar walba faysal Cali Waraabe ku yidhaahdaa waxaa la isku haystaa Musharaxnimadda Jamaal isagoo Guddoomiyenimadiisa bilaa sharciga ah ee Xeer 14 ka soo horjeedda…

Read More

Barnaamijkii ugu Qosolka badnaa Ciidda Bahda Fanka & Weriyaha ee Universal TV, Q:1-aad DAAWO

London 10.July 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkii ugu qosolka iyo xiisaha badnaa Barnaamiyada Bandhigyada Ciidal-fidriga, ayuu ku guulaystay inuu sannadkan soo bandhigo Telefeshinka Universal, kaasoo ay ku kulmeen Fannaaniin badan oo kala duwan iyo weliba Weriyeyaal, Abwaaniin iyo Jilayaal Soomaaliyeed. Bandhigga ama Cawayska Ciidda ee Universal TV oo ay Xarumaha TV-ga ee magaalada London ee dalka Ingiriiska…

Read More