Ururka Suxufiyiinta Punt land ee MAP oo Dacwad ku Oogay Wasiirka Warfaafinta Punt land DAAWO

Garowe 12.July 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Puntland (MAP) Faysal Khaliif Barre ayaa ka dhawaajiyay in ay MAP doonayso inay dacwad kusoo oogto wasiirka warfaafinta Puntland, maadaama uu baal maray dastuurka Puntland. Hadalkan ayaa yimid kadib markii wasiirku uu warqad ku amray in ay is diwaan galiyaan saxaafadda Puntland. Faysal wuxuu sheegay in arintan ay…

Read More

Farmaajo oo Shaaciyay Sir ku Saabsan Doorashada Somalia Iyo Niyad Jabka Shacabka deriska la ah DHAGAYSO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa muujiyay walaac ku aadan in doorashada Somaliya ay ku dhacdo waqtigii loogu talo galay. Farmaajo ayaa rajo xumo ka muujiyay Waqtiga Dowladda Federalka Somaliya ay sheegtay inay ku dhaceyso Doorashada inaysan muuqan, maadaama xilligan loo baahnaa Dowladda inay qabato shaqooyin jadwalka…

Read More

“Ciidanka Qaranka Somalia Waxay Gaadheen Isku Filaansho ay ku Hanan karaan Gacan ku dhigista Amniga Somalia” Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalia DAAWO

Muqdisho 12.July 2016 (SDN/QJ):- Sareeye gaas Maxamed Aadan Axmed Buud Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay isku filnaanshaha ciidamada qaranka soomaaliya gaadhen xiligan. Waxaana taliye buud sheegay in ciidamada qaranka somalia awood u leeyihiin inay dalka difaacan oo guud ahaan dalka gacanta ku hayan marka ay ka baxan ciidamada amisom, Intaasi waxaa uu raaciyay…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Diiday Codsi La Xidhiidha Inay Ciidamo Caalamiya Geeyaan Soomaaliya

New york 12 , July , 2016 – (SDN/QJ): – Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa diiday codsigii kasoo yeedhay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo ahaa in Qaramada Midoobay ay la wareegto mas’uuliyadda hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).   Madaxweynaha Kenya Kenyatta oo 15 -kii june kulan gaar ah Magaalada Brussels kula qaatay xoghayaha…

Read More

Shirkadda GOOGLE Oo Maraykanka Iyo Japan Siinaysa Internet Toban Milyan Oo Jeer Ka Xawaare Sareeya Ka Maanta Dunidu Isticmaasho

Washington 12.July 2016 (SDN/QJ):- Shirkadda Google, ayaa Dalalka Maraykanka iyo Japan u gaar yeeshay Internet uu Xambaarayo Xadhigga loo yaqaanno Fiber Optic, kaasi oo ka Xawaare sareeya ka Dunida inteeda kale isticmaasho.   Internetkan loo gaar yeelay Maraykanka Iyo Japan ee uu sido  Xadhigga fiber optic oo Cabbirkiisa leeg yahay 60 -Tbps(terabits per second).  …

Read More

Shirkad Abaal-marinno Siisa Shaqaalaheeda Habeenkii Hore U Seexda Iyo Sababta Keentay

Washington 12.July 2016 (SDN/QJ):- Shirkad ka ma mid ah Shirakadaha caymiska ee ugu waawayn adduunka isla-markaana ka dhisan Dalka Maraykanka ayaa ku dhiiri galisay shaqaalaheeda inay hore u seexdaan habeenkii, iyadoo sheegtay in Qofka ka mid ah Shaqaalaheeda ee habeenkii hore u seexda ay Abaal-marin siinayso. Shirkaddan  oo magaceedu yahay ETNA ayaa waxa ugu wacan…

Read More

Suldaanka Guud oo Xisbiga WADDANI ku eedeeyey Shir uu uga digay Dowladd-deegaanka Soomaalida Itoobiya & Somaliland DAAWO

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ku eedeeyey Abaabulka Shir la sheegay inay Beelaha Garxajis yeelanayaan oo uu uga digay dowladda Somaliland iyo dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu sheegay in laga shirayo sidii dagaal cad loogu qaadi lahaa. Suldaan Maxamed oo Saxaafadda…

Read More

Al-Shabaab Oo La Wareegtay Magaalada Marka Ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Marka ,11,7,2016(QJ/SDN) – Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia, ayaa isaga baxay Maanta degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo ay isla markiiba la wareegeen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha Ciidanka DF Somalia iyo kuwa AMISOM ayaan weli arrintaan ka hadlin, laakiin Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur-galbeed Somalia, C/fataax C/fataax Ibraahim [Geesey] ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyay ka…

Read More

SAWIRRO: Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho,11,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaa maanta Barxada masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho lagu qabtay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday laguna canbaareenayay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay meel ku dhaw MASJIDU NABAWI AL-SHARIIF ee kuyaala magaalada Madiina. Banaan baxan waxaa soo abaabulay Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Dowlada…

Read More

FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ee saldhiga LAANTA-BUURO iyo Khasaarihii ka Dhashay

Muqdisho,11,7,2016 (QJ/SDN) – Ugu yaraan 15-qof oo intooda badan ay yihiin askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Somalia ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay ciidanka DF Somalia iyo xoogagga Al-shabaab ku dhex-maray xalay saldhigga Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada Hoose oo 50-km u jirta Muqdisho. Dagaalka ayaa ka dhashay weerar culus oo ay Al-shabaab xalay saqdii…

Read More

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Guddi doorasho oo Heer Maamul Goboleed ah

Kismaayo,11,7,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madobe) ayaa magacaabay Guddiga doorashada Jubbaland, kuwaasoo Maamuli doona Doorashada Xubnaha labada Aqal Baarlamaan ee Soomaaliya oo ka dhici doonta magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose. Axmed Madoobe, wareegtada magacaabidda ku sheegay in xubnahaan uu magacaabay, kaddib markii uu wada-tashiyo la yeeshay ku-xigeennadiisa iyo odayaasha dhaqanka…

Read More

Weerar Xalay Lagu Qaaday Laanta Buuro

Muqdisho,11,7,2016 (QJ/SDN) – Weerar ayaa xalay ay xarakada Al-Shabaab ku mirtay xarunta ciidamada ee Laanta Buuro. Wararka ina soo gaaraya ayaa xaqiijinaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah intaba jiraan. Saldhigaas Laanta Buuro ee gobolka Shabeelaha Hoose oo fariisin u ahaa ciidamada dawlada ayaa waxaa wararku sheegayaan in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay qabsadeen inkastoo xaqiijin aan…

Read More

“Mucaarid Iyo Muxaafid-ba Halaga Wada Shaqeeyo Wixii Qaranka Dan U Ah”Xaaji Cabdi-waraabe

Hargeysa,11,7,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe),ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, waxaanu ku taliyey in wax walba laga horeeysiiyo qaranimada oo danta qaranka loo midoobo, wixii khilaaf ah ee qaranka dhib ku ahna la iska daayo. Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Mas’uul ka Tirsanaa Boqortooyadii Ingiriiska ee Mustacmarada u ahayd Marxuun John Drysdal oo Hargaysa ku Geeriyooday & Waraysi Taariikhi ah oo uu Bixiyey Markii uu Islaamay

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya Magaciisa ka Dawladda iyo kan Shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa,  waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanada, bahda qorayaasha, Dawladda Ingiriiska iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle haw Naxariistee Marxuum Cabbaas Idiris  (John Drysdale) oo ku geeriyooday 10.07.2016, Magaalada Hargeysa, iyadoo 12.07.2016, Maalinimada…

Read More

Wasiir Warancade oo Sharaxay Sax iyo Khalad ka uu Yahay Soo Gelitaankii Ciidanka Itoobiya ee Gudaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa sharaxaad ka bixiyay khalad iyo sax ka tahay ciidamo Itoobiyaan ah oo dhawaan gudaha u galay xadka ay Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya. Wasiirku waxa uu arrintani kaga hadlay su’aalo dhawr ah oo ay weriyayaal ka tirsan warbaahinta maxaliga ahi manta ku weydiiyay xarunta…

Read More

Ujeeddada Wefti uu hoggaaminayo Talliyaha Ciidanka Booliiska ay ku Tageen Gobolka Sanaag

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Talliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye Guuto  Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa kormeer shaqo ku tagay Caasimada gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Talliyaha,  Waxaa dulleedka magaalada Ceerrigaabo kusoo dhaweeyay qaar ka mida masuuliyiinta Gobolkaas iyo talliyaha Qaybta ee Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Fallaay ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay kormeerka uu ku…

Read More

Dawlada Hoose oo Ollole Dhir beerisa ka bilowday Magaalada Hargeysa iyo Go’aamo lagu soo Rogey dadka daryeeli waaya Dhirtaasi

Hargaysa 11.July 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa si rasmiya gudaha magaalada Hargeysa uga bilowday Ollole Dhir beeris ah. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancade, Maayirka Caasimada, Xoghayaha Fulinta dawlada hoose iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka caasimada ayaa geedo ku beeray Xarunta Wasaarada boosaha Isgaadhsiinta horteeda , halka ay geedo kalena u qaybiyeen qaar…

Read More