Tirada Dhimashada La Xaqiijiyey Ee Rayidkii Ay Ciidamada Itoobiya Ku Dileen Deegaanka Gaashaamo, Ardaayada Ay Ka Soo Jeedaan Iyo Xaaladihii U Dambeeyey
Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Labadii maalmood ee u dambeeyey waxaa xiisad xoog ah iyo hadal hayn badan ka dhex abuuray magaalada Hargeysa iyo guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland wararka la xidhiidha dil-wadareedkii ay qaar ka mid ah ciidamada Itoobiya ka geysteen deegaanka Jaamac Dubbad oo dhinaca Bari ka xiga degmadda Gaashaamo oo ka tirsan gobolka…
