Wasiir Cukuse oo Tacsi u diray Laba Dr oo ku Geeriyooday Qaraxii Huteel Ampasador ee Muqdisho

Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, isagoo ku hadlaya afkiisa iyo ka wasaaradda Xanaanada Xoolaha waxa uu tacsi u dirayaa Laba Dhakhtar oo ka tirsanaa wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo  kala ahaa Dr. Maxamed Faarax Diiriye, ahaana Madaxii Mashruuca RASP ee hay’adda AU-IBIR oo ku geeriyooday qaraxii lala eegtay…

Read More

Wasiir Caddaani Oo Hadallo Naxli Ah Ku Duray Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Isla Markaana Fitno Kala Dhex Dhigay Masuuliyiinta Wasaaraddaasi Iyo Gudoomiyaha KULMIYE

Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa lagu soo dhaweeyay Muj Axmed Mire oo ka mid ahaa Halgamayaashi waawaynaa ee SNM . Soo Dhaweynta Mujaahidkan ayaa ahayd mid aanay somaliland u kala hadhin, iyadoo Mujaahidku uu mahad balaadhan u jeediyay dhamaan dadkii soo dhaweeyay . Geesta kale, waxaa saaka Madaarka ka dhacday arrin ugub ah…

Read More

SOMALILAND: Tirada Dhimashada Dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Sool Oo Kor U Dhaaftay 30-ruux

Laascaanood,5,6,2016 (QJ/SDN) – Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda beelaha Bah-harsame iyo Qayaad ee beel waynta Dhulbahante-Harti ayaa waxaa ku geeriyooday dad ku dhowaad gaadhaya sodon ruux, iyadoona tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen. Maalmahan ayaa dagaalka ka socday koonfurta gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Dharkeyn-geenyo oo 70 km…

Read More

Sucuudiga iyo dalalka Carabta qaarkood oo ku dhowaaqay iney bilatay bisha Ramadaan

Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dowladaha Carabta ayaa caawa ku dhowaaqay iney bilatay bisha barakeysan ee Ramadaan, berina ay tahay maalintii koowaad ee Soonka. Dalalka illaa hadda ku dhawaaqay in bisha Ramadaan laga arkay ayaa waxaa ka mid ah boqortooyada Sacuudiga, Urdun, Falastiin iyo Imaaraatka Carabta UAE. Wadamada kale ee carabta iyo kuwa…

Read More

SOMALILAND: Booliiska oo Gacanta ku dhigay Saddex Ruux oo looga Shakiyey Argagaxisonimo

Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN) – Ciidamada Booliiska Somaliland, ayaa la sheegay in shalay qabteen 3-ruux oo looga Shakiyay in ay doonayaan inay Qaraxyo ka fuliyaan Maxkamadda sare ee Somaliland. Wararka laga helayo saddexdaas ruux ee laga shakiyey ayay wararka qaarkood sheegayaan in lagu qabtay walxaha qarxa, iyadoo wararku sheegayaa inuu ka mid ahaa Ragga la qabtay nin…

Read More

Booliska Somalia oo Markii Ugu Horeysay Xabsiga dhigay Askar ka tirsan Ciidamada AMISOM

Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Booliska dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay maanta Shan Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10 ruux oo Soomaali ah kuwaasoo iibinayay qalab ciidanka AMISOM ay leeyihiin. Askarta iyo dadka ayaa ciidamada amaanka Soomaaliya waxay ka qabteen Garaash ku yaala Wakaaladii Biyaha ee aga’gaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka Booliska…

Read More

SAWIRRO: Munaasabada Xadhig-kajarka Garoonka Caalamiga ah Ee Qabridahar

Qabri-daharre,5,6,2016 (QJ/SDN) – Munaasabad si heer qaran, heer deegaan, heer gobol iyo heer maamul magaalo ah  loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee qabridahar ayaa kadhacday isla qabridahar gaar ahaan gagida diyaaradaha cusub ee magaalada qabridahar iyadoo waftigii heer federaal  ee kaqaybgalayay munaasabadan oo uu hogaaminayo Dr. Debretsion Gebremichael oo…

Read More

Turkiga Oo Ansixiyey Heshiis Ah Iskaashi Milateri Oo Uu La Yeelanayo Dawladda Somalia

Muqdisho,5,6,2016 (QJ/SDN) – Wargeyska rasmiga ah ee dawladda Turkiga ayaa salaasadii toddobaadkii hore oo ah maalmo yar ka hor imaanshiyaha uu Erdogan ku yimid Muqdisho waxa ay faafisay heshiis iskaashi oo dhinaca qalabka difaaca iyo saanadda milateriga ah oo ay horraantii sannadkii 2015kii kala saxeexdeen dawladaha Turkiga iyo Soomaaliya, laakiin hadda uun uu ansixiyey dalka…

Read More

Maxamed Cali Kalaay: Horyaalkii Feedhka Iyo Haldoorkii Muslimiinta Maraykan

Maxamed Cali Kalaay: Horyaalkii Feedhka Iyo Haldoorkii Muslimiinta Maraykan , W/Q: Kamaal A. Cali [Qaybtii koowaad] Washington (GM) – Waxaa arooryadii hore ee sabtidii shalay 3da Juun dalka Maraykanka ku geeriyooday Alle ha u naxariisto ee faadhyahankii caalamiga ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, kadib markii uu sii wadi kari waayey neefsiga, xaalad ka dhalatay cudurka…

Read More

Ismaaciil Buubaa Oo Dhaliilay Qaabka Dhinacyada Dawladda Qaarkood U Dhigaan Doodda Sharci Ee Qadiyadda Somaliland

Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN) – Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamed Hurre Buuba ayaa qoraal uu soo geliyey barta uu ku leeyahay barkulanka bulshada ee Twitter ka waxa uu ku sheegay in qaabka ay qaar ka mid ah madaxda sare ee Somaliland u dhigaan ka warramidda qadiyadda Somaliland ay tahay khatarta ugu weyn ee caqabad ku noqon…

Read More

SAWIRRO: Shacabka Soomaaliyeed oo Diyaar-garow ugu jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan

Muqdisho,5,6,2016  (QJ/SDN) – Ganacsiyo fara badan ayaa xilligaan Magaalada Muqdisho soo buux-dhaafiyay, kuwaasoo qayb ka ah u diyaar-garowga ay Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah isugu diyaarinayaan bisha Barakeysan ee Ramadaan. Inta badan goobaha ganacisga ayaa furan saacado ka badan intii ay furnaan jireen, iyadoo shacab badan ay ka iibsanayaan alaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay…

Read More