Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay basaasiin qabqabteen
Hargeysa December 07, 2023 (QJ) -Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaasheegtay inay gacanta ku dhigeen 2 qof oo lala xidhiidhinayo inay ka tirsan yihiin Ciidamada Ammaanka Somalia. War qoraal ah oo ay hay’addu ka soo saartay arrimahan ayay ku sheegtay inay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad ay sheegtay inay horay ula soo shaqeeyeen agaasimihii hore ee NISA Fahad…
