Hawgalo lagu laayay xubno sare oo ka tirsan Al Shabaab
Beydhabo December 21, 2023 (QJ) -Deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay duqeyn lagu beegsaday saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Haawaay iyo Sablaale. Wararka ayaa sheegaya in howlgalka lagu bartilmaansaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa…
