Axmed Madoobe oo booqday goobo daadadku qaadeen
Kismayo November 21, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta booqday deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha wabiga Jubba ee gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha samafalka iyo kuwa gargaarka ayaa intii uu ku guda jiray kormeerkiisa waxa uu u kuurgalayay dhibaatooyinka ay la kulmaan kumanaanka…
