Mareykanka oo Berbera ka digo rogtay iyo HEEGO oo xeerka difaaca ka been sheegtay
Washington December 16, 2023 (QJ) – Aqalka Congress-ka ayaa gebiahaanba xeerka difaacadalkaas ee 2024ka ka saaray in ciidamada Mareykanku wax xiriir ah la sameystaan xukuumada muda dhaafka talada dalka ku heysata. Aqalka Congresska ayaa sanadkii hore isla xeerkan ku daray in wasaarada gaashaandhigu ay sahamiso fursado iyo xiriir ciidan oo lala sameeyo Somaliland. Danaha Marykanka ee…
