Magaalada Hargaysa oo si Diiran loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer
Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobalka Togdheer Md. Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa shalay si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa. Guddoomiye Qabo, oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Ingiriiska, waxa madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay masuuliyiin dawladda ka tirsan, xildhibaano iyo dadweyne kale, waxaana hadal uu badhasaab Qabo…
