Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Maqaam hoose kaga Jawaabtay Duulaankii Jabuuti ee Xeebta Saylac DAAWO
Hargaysa 15.March 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaq daciif ah kaga Jawaabtay Weerarkii Ciidamadda Bada ee Jabuuti Shalay ku soo qaadeen Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Masar oo Ruqsad Jilaabaysiga Kalluunka ka haysta Somaliland Isla markaana ku dhex jiray Xayndaab biyoodka bada ee Somaliland kaas oo markii danbe ay ka dhalatay isku dhac Ciidan…
