Daawo: Xiisad ka taagan deegaano u dhexeeya Degmada Buuhoodle iyo Magaalada Laascaanood
Buuhoodle — Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan deegaano u dhexeeya Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, kaddib markii Ciidan ka tirsan Somaliland ay fariisin ka Samaysteen deegaanno u dhexeeya Tuulooyinka Ceegaag iyo Hor-u-fadhi. Wararka ayaa sheegaya in Xiisaddan kiciyay Xildhibaanno ka Tirsan Dawladda Federaalka Somalia oo Maalinnimadii dorraad Safar ku tagay Tuullada Ceegaag oo Hillaadda 100-KM Waqooyi…
