Shirkada Telesom oo hawada ka saartay Riyaawaayad ka warameysay dhibaatooyinka Shirkada
Hargeysa Mar 03,2016(SDN/QJ)-Shirkada isgaarsiinta Telesom ee ka hawlgasha degaanada Somaliland ayaa ku sifoowday eedeymo loogu soo jeediyay riwaayad laga sameeyay habdhaqankeeda ka dib kolkii hawada laga waayay muuqaalkii riwaaydaas. Muuqaalkan ayaa soo bandhigay dhibaatooyin is dulsaaran oo la xiriira dhanka dhaqaalaha, warbaahinta, dawladnimada iyo caafimaadka oo laga dhaxlay sida riwaayada lagu sheegay Shirkada Telesom. Shirkada Telesom…
