Gudoomiyaha Xilka laga Qaaday ee Hay’ada Abaabul ka saarka qaranka oo Iftiimiyey Shir Muran dhaliyey oo uu Turkiga kaga qayb galay Isla Markaana Madaxweyne Siilaanyo Xasuusiyey Gudi uu ku Jiro oo Hawl Xasaasi ah loo diray DAAWO

Hargaysa 06.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii Hay’adda Abaabul ka saarka qaranka ee NDC Jamaal Caydiid Ibraahin oo dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday ayaa xili uu ka soo laabtay dalka Turkiga wuxuu faahfaahin ka bixiyey Shir Shaki dhaliyey oo uu dalkaasi kaga qayb galay isla markaana la soo wariyey inuu miis la fadhiistay Wefti ka tirsan…

Read More

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Iyo Xildhibaan Kijaandhe  oo dibad Joog ka ahaa Shirkii Wada hadal ee Waddani iyo Isbahaysiga Dimuquraadi doonka Kulmiye

Hargaysa 06.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibadda somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo xildhibaan Kijaandhe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland sidoo kalena ka tirsan siyaasiyiinta ku midoobay garabka isbahaysiga dimuqraadiyad doonka Kulmiye ayaan iyagu habayaraatee kasoo qayb galin wada hadaladii ay garabka isbahaysigu la fureen xisbiyada mucaaradka ah ee Wadani Iyo Ucid…

Read More

“Waran-cadde waxan leeyahay dilalka noocan ahi markay sii bataan ee wax laga qaban waayo waa wixii la iska casili jirey,” Xildhibaan Balaaki DAAWO

Hargaysa 06.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Cige(balaaki) oo katirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiillada, ayaa wasiirka arrimaha gudaha Somaliand Cali Maxamed Waran-cadde ku canaantay inuu ka gaabiyey wax ka qabashada dilalka kusoo noqnoqda ciidamada qalabka sida dhexdooda.

Read More

Badhasaab Ramaax Oo  Ka Dayriyay Abaarta Ku Laxaadsatay Gobolka Awdal

Boorama 06.March 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay  in xaaladda abaarta ka taagan deegaamada gobolku ay  ka sii darayso maalinba maalinta ka dambaysa. Waxaanu tilmaamay in xooluhu ay aad u le’anayaan. “Waxa deegaamada Gobolka Awdal haysa abaar ba’an oo aad u dabo dheeraatay oo aad moodo inaanu gobollada Somaliland kaga…

Read More

Nuxurka Farriin Codsi ah oo ka timid Ninka Labaad ee Dunnida ugu Dheer Xuseen Bisad

London 06.March 2016 (SDN/QJ):- Xuseen Bisad oo ah Ninka labaad ee ugu dheer Caalamka isla-markaana ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Xaalad Caafimaad daro soo waajahday ka dib, markii Labadiisa Kelyood hawl-gabeen. Xuseen Bisad oo hadda ku jira Cisbitaal ku yaalla Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa doonaya in lagu Caawiyo Keli lagu beddelo…

Read More

Kulan lagu Taageerayay Murashaxnimada Golaha Wakiiladda ee Maxamed Khadar Carare oo Hargaysa ka dhacday iyo Khudbada uu ka Jeediyay DHAGAYSO

Hargaysa 06.March 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad ay habeenkii xalay soo qaban-qaabiyeen haween weynaha ku dhaqan magaallada Hargeysa gaar ahaanna deegaanka Gaashaanbuur oo ka tirsan beellaha ciidagale ayaa lagushaaciyey cududda taageero ee ay la garab taagan yihiin Musharrax Maxamed Khadar Daahir (Maxamed Khadar Carare) oo kamid ah Musharraxiinta u taagan doorashada golaha wakiillada ee la filayo in…

Read More

Kulan Lagaga Hadlayo Xaalada Gudashada Xajka Ee Dadka Somaliland Iyo Xal U Helida Caqabadaha Ay La Kulmaan Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargaysa 06.March 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay kulan lagu lafa gurayo sidii xujaajta Somaliland si habsami ah u gudan lahaayeen waajibaadka xajka isla markaana looga hortagi lahaa caqabadihii ay hore ula kulmi jireen. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa waxa ka soo…

Read More

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Mar labaad Buuro-wadal u tagay Xallinta Xiisaddi Bixin

Garowe 06.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne kuxigeenka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey, iyo wafdi uu horkacaayo ayaa booqasho ku tagay deegaanka Buurowadal ee duleedka magaalada Garoowe. Wafdiga madaxwaynaha waxay isugu jireen wasiiro, xildhibaanno iyo madax kale oo ka socota maamulka Puntland. Ujeedka Socdaalka madaxwaynaha ayaa ahayd inuu dadka deegaanka kala soo xaajoodo cabasho ay kamujiyeen bar kantarool…

Read More

Shaqaalihii Somalida oo diiday inay dib ugu laabtan Shirkadda Hilibka Cargill inta ay wax ka badalayso Siyaasadda Salaad Tukashada!

Washington 06.March 2016 (SDN/QJ):- Shirkad wayn oo diyaarisa hilibka oo ku taalla oo lagu magacaabo Cargill kuna Fort Morgan ee dalka Maraykanka ayaa dib u shaqaalaysiisay  10 kamid ah 150 shaqaale oo sanadkii tagay dabayaaqadiisii laga eryay shaqada, kadib markii ay shaqada uga  tageen muran la xiriira Tukashada Salaadda.   Kadib markii uu dhibaato keenay…

Read More

Siyaasi Xassan Al- Turaabi Oo Ku Geeriyooday Da’da 84-jir

Khartoum – Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee Sabtidii maanta Magaalada Khartoum ku geeriyooday Sheekh Hassan Abd Allah Al-Turabi, oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu waawayn ee dalka Suudaan, sida wayna looga garanaayo daafaha caalamka. Sheikh Hassan Abd Allah al-Turabi, ayaa sanadkii 1932-kii ku dhashay Magaalada Kassala ee dalkaasi Suudaan, waxaana uu ku geeriyooday…

Read More

Somaliland: Information Secretary Tenders Resignation, Wadani Opens talks with Kulmiye Defected Wing

HARGEISA— Information secretary of Somaliland’s Opposition Wadani national political Party, Boobe Yusuf Du’ale has tendered his resignation on Saturday. The resignation announced by the information secretary coincides at a time that Wadani opposition party opens direct talks with the allied group of defected former cabinet minister of Kulmiye ruling party. No reasons have been cited…

Read More

Sidee ayay Ugu Suuro Gashay in Ciidanka Boolisku Gacanta ku soo dhigaan dablayda ku eedaysan dilka Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil iyo Xogwaran uu na siiyay Taliye Fadal DHAGAYSO

Hargaysa 05.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Galabta Ciidamadda amaanka oo Afartii Cisho ee u danbeeyay ku danbo jiray Dablaydii Salaasadii ku dishay deegaanka Biyoole ee Gobolka Saaxil u Suurto gashay inay soo qabtaan Raaci u danbeeyay ee Kooxdaasi iyadoo habeen Sadexaadkii ay Ciidamadu gacanta ku soo dhigeen 8 ka mid ah Kooxdan. Taliyaha Guud ee Ciidanka…

Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo Tilmaamay In Loo Baahan Yahay In Magaalo Wayn Loo Dhiso Qaxoontiga Suuriya

Ankara (GM) -Madaxweynaha dalka Turkiga waxa uu soo jeediyay in magaalo cusub laga dhiso waqooyiga dalka Suuriya. Waxa uu doonayaa in magaaladaasi la dejiyo boqollaal kun oo qof oo ka soo qaxay colaadda Suuriya oo ku sugan Turkiga.Recep Tayyip Erdogan waxa uu sheegay in magaaladaasi cusub la dhisi karo haddii beesha caalamka ay kawada shaqeyso….

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Codsi u diray Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho

Muqdisho (QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda. Kulankan ballaaran oo ay ka soo qeybgaleen madaxda gobolka Banaadir, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, taliyeyaasha ciidammada gobolka, iyo mas’uuliyiin kale ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyay khudbad uu…

Read More

Qaraxyo Ciidanka Itoobiya ee AMISOM lagula eegtay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Baardheere (QJ/SDN)- Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa la sheegay inay goor-dhow ka dhaceen qaraxyo, waxaana wararku sheegayaan in qaraxyadaan ay ahaayeen miinooyinka dhulka lagu aasay. Wararka ayaa intaas ku daraya in qaraxyadu ay ahaayeen shan ayna ka dhaceen waddada weyn ee degmadaas dhex-marta iyadoo lala eegtay ciidamada ka socda Itoobiya ee qaybta ka ah…

Read More

War Deg Deg ah: Ciidamadda Amaanka oo Gacanta ku dhigay Raacii u danbeeyay ee dablaydii dishay Taliyihii qaybta booliska Gobolka Saaxil

Hargaysa 05.March 2016 (SDN/QJ):- War deg deg ah oo Naga soo Gaadhay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Shaaca ka qaaday in Ciidamadda amaanku ay Soo qabqabteen 3-dii nin ee ka hadhsanaa Dablaydii dishay Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle C.risaaq Yuusuf Maxamud “Casayr”. Sida uu Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyey Taliyaha Guud…

Read More

Gudoomiye Cirro oo ka Dareen Celiyay Is Casilaadii Xoghayihii Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf DAAWO

Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka Fal Celiyey Iscasilaadii uu Maanta ku dhawaaqay Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Sheegay inuu Gebi ahaanba iska Caislay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Read More