Madaxweyne Maanta Ma aha Maalintii Aamusnaanta
Hargaysa 5.March 2016 (SDN/QJ):-Arbacadii, la soo dhaafay ayay ahayd maalintii ay kooxda dableyda ahi duleedka Berbera ku dishay taliyihi Booliska gobalka Saaxil Marxuum Cabdiraxmaan Yuusuf Casayr. Dilka Taliye Casayr ayaa abuuray dareen xaasaasi ah oo la wada dareemay sida fudud ee uu halis u gelin karo ammaanka Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo oo ah hoggaamiyaha qaranka, lana…
