Wasiiradii Uu Madaxweyne Siilaanyo Isku Bedelay Oo Ka Hadlay Siday U Arkaan Isku Shaandhaynta Lagu Sameeyay
Hargeysa — Xubno ka tirsan wasiiradii uu Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo ku sameeyay isku bedelka, ayaa qalbi furan ku soo dhaweeyay isku shaandhaynta uu Madaxweynuhu sameeyay, waxaanay sheegeen in wasaarad kasta oo la geeyo ay shacabka ugu shaqaynayaan. Wasiiradan oo siyaabo kala duwan ugu waramay wargeyska Geeska Afrika, waxa ay sheegeen inay Madaxweyne Siilaanyo uga…
