“Isku Shaandhayntu Wax La Isku Mashquuliyo Maaha, Ninkii Adhiga Raaci Kari-waayayna Geelle Ayaa La Raaciyaa” Cali-guray
Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa isku shaandhayntii Madaxwaynaha Somaliland todobaadkan sameeyey ku macneeyey mid dhabarka lagaga jebinayay murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Cali Gurey ayaa sidoo kale sheegay inaan isku shaandhayntaas aanay ku jirin dad…
