GAAS: “Waxaan Qorshaynaynaa Inaan Ka Go’no Soomaaliya Inteeda Kale”
GAROWE — Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyay wargeyska lagu magacaabo Kaah Bari ee ka soo baxa magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Puntland ay ku dhaqaaqi doonto saddex go’aan oo ay ka mid yihiin in ay…
