Category: Wararkii ugu Dambeeyay
SSC-Khaatumo oo lagu eedeeyay weearar Shacab
Oog November 10, 2023 (QJ) -Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeyay inay weerar ku soo qaadeen degmooyin ka tirsan gobolka Sool, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Buqdhaarkey ee gobolka Sool. Baraha bulshada ayaa lagu arkayaa sawirada askar iyo saraakiil laga qabtay ciidamada Somaliland ee ku lug lahaa colaada, kuwaasoo maamulka Khaatumo uu ku andacoonayo in lagu…
Al Shabaab oo Buulo-Mareer ku weeraray ATMIS
Buulo-Mareer November 10, 2023 (QJ) -Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo Al-Shabaab ayaa dagaal maanta ku dhexmaray degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa billowday kaddib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada Uganda ee Buulo-mareer, iyadoo dagaalka uu socday muddo saacado ahaa ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan…
UN to give $25 million in aid to address the ongoing flood crisis in Somalia
Mogadishu November 10, 2023 (QJ) -The humanitarian agencies of the United Nations have announced that they will give $25 million in aid to address the ongoing flood crisis in Somalia, which has affected approximately 1.2 million people. The United Nations and its humanitarian partners estimate that 1.6 million people will need assistance during the upcoming drought period…
Number of Deaths in Gaza reached 11, 078
Gaza November 10, 2023 (QJ) -The number of civilians killed by the Israeli airstrikes in Gaza reached 11,078 today, Friday. Among them, more than 4,500 are children. Additionally, the casualties include 3,027 women and 678 elderly individuals. The number of fatalities among healthcare workers and medical officials has risen to 198, with 53 ambulances have…
SSC-Khatumo iyo ciidan beeledyo ku dagaalamay Sool
Oog November 09, 2023 (QJ)-Waxaa soo baxaya warar ku saabsan dagaal culus oo maanta mar kale ka dhacay duleedka magaalada Ooag ee gobolka Sool, kaasoo ay ku lug lahaayeen ciidamo beeleedyo reer Somaliland ah iyo kuwa SSC-Khaatumo. Xiisadan oo aad u xooggan ayaa la sheegay inay hadda ka taagan tahay deegaanka Buq-Dharkayn oo ku dhow…
Blinken talks up Palestinian statehood i n Japan
Tokyo November 09, 2023 (QJ) -The U.S. Secretary of State, Anthony Blinken, has called on a state for the Palestinians that includes United West Bank and Gaza Strip, once the current conflict ends. This is a step that could make Palestine a full-fledged state. The U.S. government’s stance emphasizes the need for a ceasefire between…
Dagaaladii Sool oo dib u bilowday
Laascaanood November 08, 2023 (QJ) -Wararka ka soo baxaya gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in maanta uu dagaal ku dhex maray ciidamada SSC iyo ciidamada Somaliland duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Iskahorimaadka xooggan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay tuulada Buqdharkin, oo ku taal galbeedka magaalada. Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay…
Gawaari dawo u siday Al Qudus Hospital oo la duqeeyay
Qasa November 08, 2023 (QJ) -Gawaari Bisha Cas leedahay oo u siday gargaar caafimaad Isbitaalka Al Quds ayaa la weeraray maanta. Qaar ka mid ah darawalada ayaa ku dhaawacmay. Kolonyada gawaarida Bisha Cas ayaa markaa u socday isbitaalka Shifa halkaas oo ay u sideen daawooyinka. Lama oga cidda weerartay kolonyada, oo ka koobnaa 5 baabuurta…
Red Crescent Convoy attacked in Gaza
Gaza November 08, 2023 (QJ) -A convoy of Red Crescent vehicles carrying medical aid to Al Quds Hospital was reportedly attacked, Some of the drivers were injured. The convoy of vehicles of the Red Crescent then changed course and went to the Al Shifa hospital where they delivered the medicines. It is unknown who opened…
Shabaab oo qarax la beegsaday xarunta Barwaaqo
Muqdisho November 07, 2023 (QJ) -Qarax xooggan ayaa lagu soo warramayaa in caawa fiidkii uu ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo saameyntiisa laga dareemay meelo badan. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu burbur xoogan ka soo gaaray xarunta Barwaaqo ee degmada Dayniile oo ay degan tahay mid ka mid ah shirkadaha…
NISA oo qabqabtay dhalimyaro Al Shabaab rabay in ay ku biiraan
Mogadishu November 07, 2023 (QJ) -Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa ka warbixisay hawlgal ballaaran oo ciidamada ammaanka ay maanta ka sameeyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. NISA ayaa xaqiijisay in howlgal qorsheysan lagu soo qabtay ilaa 28 ruux oo 25 ka mid ah ay sheegeen in ay damacsanaayeen ka mid noqdaan…
US forces in Iraq and Syria see increased attacks
Washington November 07, 2023 (QJ) -The U.S. military personnel stationed in Iraq and Syria have been targeted in drone or rocket attacks by groups believed to be supported by Iran at least 38 times over the past few weeks, including six recent attacks, according to the Pentagon. Military officials said most of these attacks were…
The latest from Gaza after a month long shelling
Gaza November 07, 2023 (QJ)-Today marks one month since Hamas launched an attack on Israel on October 7th of this year, killing 1400 people and taking about 200 hostages. Israeli forces have been conducting airstrikes since and have launched ground assaults killing more than 10 thousand people mostly women and children. The United Nations Secretary-General,…
Wasiir Juxaa oo sheegay in nooca doorashooyinkii hore ay ahaayeen fashil
Garoowe November 06, 2023 (QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, kaasoo saameyn ku leh doorashada maamul goboleedyada. Juxa ayaa ku nuux nuuxsaday in ay ku guulaysteen in ay ka gudbaan marxaladii ugu horeysay ee hanaanka doorashada oo…
Baydhabo iyo Gaalkacayo oo daad qaaday
Baydhabo November 06, 2023 (QJ) -Shalay ayaa magaalooyinka Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed iyo Gaalkacyo ee Puntland waxaa ka da’ay roobab mahiigaan ah oo ka dhashay daadad xooggan oo saameeyay qeybo badan oo kamid ah magaalooyinkaas. Daadadka ayaa gudaha u galay xaafado ka tirsan labada magaalo, kuwaasoo geystay khasaare lixaad leh, waxaana guryo badan soo…
Death toll in Gaza strikes reach over 10 thousand
Washington November 06, 2023 (QJ) -Israel has requested the United States to provide 24,000 riffles, according to the New York Times. This request has raised concerns within the U.S. Congress and the State Department, as they believe that Israel may distribute these weapons to Jewish civilians in the West Bank. On the other hand, the…
RW ku-xigeenka oo ku baaqay in la taageero dadka daadadku qaadeen
Muqdisho November 05, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta dhexe ee Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Hay’addaasi. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa walaac xoogan ka muujiyay dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu…
Masuuliyiin la shaqeynayay Al Shabaab oo la maxkamadeynayo
Mudisho November 05, 2023 (QJ) -Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday dhageysiga dacwad loo heysto 11 mas’uul oo ka tirsan maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kuwaasi oo lagu eedeeyay musuq maasuq. Shaqsiyaadka la eedeeyay oo ay ku jireen saddex dumar ah, ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Guddoomiyaha Degmada…
Wasiir reer Israel ah oo yiri Nuclear ha lagu dhufto Gaza
Tel-aviv November 05, 2023 (QJ) -Wasiirka dhaqanka ee Israa’iil, Amichai Eliyahu, ayaa maanta oo Axad ah sheegay in “Mid ka mid ah tilaabooyinka Israa’iil ee dagaalka Qasa uu yahay isticmaalka hubka nukliyeerka.” Wasiirka oo ka tirsan garabka midig ayaa wareysi uu siiyay idaacada ku sheegay in adeegsiga hubka nukliyeerka uu ahaado mid ka mid ah…
Waddani oo isgarab taagay Dhalinta Awdal
-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka hadlay xadhiga Dhalinyaro lagu xidhay magaalada Boorama, waxaanu ku baaqay in la sii daayo dhalinyarada xidhan. Dhalinyaradu waxay ka cabanayeen awood qaybsi la’aanta Somaliland. Afhayeenka Xisbiga Maxamed Faarax Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boorama, ayaa xukuumadda ku cambaareeyay xadhiga dhalinyaradaasi. “Waxaanu leenahay waar halaga daayo dhallinyarta cabudbinta,…
