Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Xasan Nasralah oo ka hadlay dagaalka Qasa
Beirut November 05, 2023 (QJ) -Hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan, Nasrallah, ayaa markii ugu horreysay Jimcihii ka hadlay colaadda Gaza. Nasrallah ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan dadkii ku dhintay iska horimaadyada ka dhacay xadka koonfureed ee Lubnaan. Hogaamiyaha Xisbullah ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamadooda, waxa uu sheegay in aysan joojin doonin…
Saraakiil sare oo ATMIS ka tirsan oo Muqdisho lagu maxkamadeynayo
Muqdisho November 04, 2023 (QJ) -Maxkamadda ciidamada Uganda oo fadhiisaneysa magaalada Muqdisho ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in laba sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamadooda ay wajahayaan maxkamadda ciidamada qalabka sida iyaga oo lagu soo eedeeyay fulaynimo Saraakiisha ayaa la sheegay in ay danbiyada galeen intii lagu gudo jiray weerarkii Al-Shabaab, bishii May ee la…
UN Condemns hospital bombings in Gaza
Gaza November 04, 2023 (QJ) – Israeli warplanes yesterday struck two hospitals and a school in Gaza where wounded patients and displaced civilians had sought refuge. Israel targeted the Al Shifa Hospital and the Indonesian Hospital, along with Al Quds Hospital, causing at least 15 deaths and injuring 60 people. The wounded were being transported…
Kim Jong-un said to be supporting Palestinians
WASHINGTON (QJ) -The Wall Street Journal has published a report indicating that North Korean leader Kim Jong-un has ordered support for the Palestinian people in their conflict with Israel. The report, citing sources in South Korean intelligence, suggests that there are suspicions that Kim Jong-un may even be providing financial support to various Palestinian organizations….
RW Xamse oo geesinimo lagu amaanay
Mogadishu November 03, 2023 (QJ) – Warbaahinta taageerta Xamaas iyo warbaahinta kale ee Bariga Dhexe ayaa si weyn baahisay hadaladii shalay ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ee ku aadanaa xaaladda Gaza iyo caqabadaha haysta shacabka Falastiin. Shabakadda Quds News Network oo taageerta Xamaas Twitter-ka ayaa la wadaagtay muuqaal Video ah oo laga…
Somalia: Juba River floods farmlands in Gedo region
Kismayo November 03, 2023 (QJ) -The Juba River has flooded in the districts of Luuq and Doolow in the Gedo region of Southern Somalia, and the situation is reported to be severe. The flooding, which began recently, has inundated farms and neighborhoods in Luuq and Doolow, displacing many families. Floodwaters have submerged homes and are affecting…
QM: Aqoonsiga SSC-Khatumo rasmi ma aha
-Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay sheegtay in aysan si rasmi ah u aqoonsanayn SSC-Khaatumo maamul-goboleed ka dib markii dhawaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ay cadaysay inay aqoonsan tahay madaxda Khaatumo. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Catriona Laing oo wareysi siisay Mustaqbal Media ayaa sheegtay in SSC-Khaatumo aan si rasmi…
RW Xamse: Xamaas ma aha koox argagixiso ee waa mujaahidiin
Muqdisho November 03, 2023 (QJ) -Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Bare, ayaa difaacay xuquuqda shacabka Falastiin iyo halganka ay kula jiraan ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda Israa’iil ee qabsaday dhulkooda. Waxa uu sheegay in dhaq dhaqaaqa Xamaas uusan aheyn falal Argagixiso balse uu yahay halgan dhulkooda, waxa uuna ugu baaqay Beesha Caalamka in aysan dib…
Puntland President Rejects traditional leaders election proposal
Garowe November 03, 2023 (QJ) -The president of Puntland, Said Deni, has rejected the recent statement issued by Puntland’s traditional leaders, who claimed that a one-person, one vote cannot be implemented in the region on time and called for a return to the previous electoral system. A press release from the presidency stated that Puntland…
SNA and AS forces clash in Lower Juba region
Kismayo November 03, 2023 (SD) – The special forces of the Somali National Army known as DANAB have carried out planned operations in districts within the Lower Juba region. It is reported that they were targeting members of the Al-Shabaab group. These operations were conducted by the 162nd Battalion of DANAB Special Forces in various…
Hamas targets Israeli Tanks with 105 Anti-Tank missiles
Gaza October 31, 2023 (QJ) -Hamas has stated that its military forces targeted Israeli tank units with guided anti-tank missiles in response to Israel’s offensive on the Gaza Strip, following the Hamas attack on October 7th, resulting in the deaths of more than 1,400 Israelis. The Al-Qassam Brigades, the military wing of Hamas, issued a…
Somaliland warns UNSC in expanding ATMIS operations to its territories
Hargeysa October 31, 2023 (QJ) -The government of Somaliland has expressed its objection to a United Nations Security Council statement suggesting that it is among the areas where the operations of the African Union Mission in Somalia (ATMIS) should be carried out to promote peace in Somalia. According to a statement from the Somaliland Ministry…
Mucaardika Puntland oo u digay ciidamada
Garoowe October 30, 2023 (QJ)–Mucaaradka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay ku eedeeyeen madaxweyne Siciid Deni inuu hurinayo colaad cusub, waxayna ugu baaqeen inuu xilka ka dago. Mucaaradku waxay ku andacoonayaan in Madaxweyne Deni uu la kulmay taliyeyaasha ciidamada Puntland oo uu ku adkeystay inay difaacaan ajandihiisa muddo kororsiga ah. Waxa ay ku…
Xamar oo bnk caalemi ah laga furay
Muqdisho October 30, 2023 (QJ) – –Bangiga Ziraat Katilim ee dalka Turkiga ayaa xarun ka furtay magaalada Muqdisho, isagoo noqonaya bankigii ugu horeeyay oo caalami ah oo dalka ka howlgala muddo ka badan 50 sano, sida uu sheegay Bankiga dhexe ee Soomaaliya. Bankiga dhexe ayaa sheegay in hirgelinta Banggigii ugu horeeyay ee ku dhaqma Shareecada Islaamka…
Jubaland forces clash with Aon the outskirts of Kismayo
-Reports coming from Lower Jubba indicate that a clash erupted today between Jubaland forces and Al-Shabaab militants on the outskirts of the port city of Kismayo city. The conflict was notably intense and erupted after Jubaland forces launched a significant offensive against Al-Shabaab positions in the Buulo Haji area, near Kismayo. The skirmish evolved into…
Muslims in the US warn Joe Biden over Gaza
Washington October 30, 2023 (QJ) -The Muslims living in the United States are deeply concerned about the strong support that President Joe Biden’s administration has provided to the Israeli military, which is causing significant devastation in the besieged city of Gaza. The American Muslim Council is calling on President Biden to take immediate action to…
Al Shabaab oo hurineysa dagaalo beeleedyo
Muqdisho October 29, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay kooxda Al-Shabaab in ay hurineyso dagaalo beeleedyada ka socda qaar ka mid ah gobollada dalka. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhaqaale badan ku bixiyaan hurinta dagaal beeleedyada ka dhaca deegaanada ay maamulaan. Waxa uu tilmaamay in kooxahaasi ay ka faa’iideysanayaan…
Soomaaliya oo Yuhuuda iyo Al Shabaab is barbar dhigtay
Muqdisho October 29, 2023 (SD) -Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay dad isugu soo baxay xuska sanad-guurada 29-ka Oktoobar 2022 ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Soomaaliyeed ay u diyaar garoobeen sidii gurmad lacageed iyo kaalmooyin kale loo gaarsiin lahaa. magaalada Gaza ayaa mar la furay xadka Rafah ee u…
Somalia commemorates Zope bombings
Mogadishu October 29, 2023 (QJ) -The Somali government has declared a national day of mourning for the deadly bombings that occurred in Mogadishu on the 29th of October last year. These bombings are among the deadliest incidents to have taken place in the city. Government officials, as well as a large number of civilians, were…
Somaliland iyo SSC-Khatumo oo qarka u saaran dagaal
Oog October 28, 2023 (QJ)-Wararka naga soo gaadhaya gobolka Sool gaar ahaan degmada Oog ayaa sheegaya in xiisad colaadeed laga dareemayo. Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisada u dhaxaysa ciidamada Somaliland iyo kooxda Khaatumo ee SSC oo isku haysta dhul ka tirsan gobolka Sool. Ciidamada Somaliland ayaa ciidamo iyo gaadiid dagaal ku soo daadiyay gobolka…
