Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Degaanada Al Shabaab ee gobolka Shabeelada hoose oo la duqeeyay
Muqdisho November 16, 2023 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijinaya in duqeyn diyaaradeed lagu beegsaday deegaan ay maamulaan Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanka Haawaay. Duqeynta ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday Hoggaanka Al-shabaab, waxaana la sheegay in khasaare loo geystay goobihii ay ku sugnaayeen. Weerarkan ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday xubno…
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Burundi oo kulmay
-Bujumbara November 16, 2023 (QJ) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa dalka Burundi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, wuxuuna la kulmay dhiggiisa dalkaasi Evariste Ndayishimiye. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Ndayishimiye ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin…
Qaxa oo shidaalkii u horeeyay la gaarsiiyay
Qasa November 16, 2023 (QJ) -Markii ugu horeysay shixnad shidaal ah ayaa gaarey Gaza tan iyo markii ay bilaabatay iska horimaadka u dhaxeeya Xamaas iyo Israel shan todobaad ka hor. Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay in ay heleen 23,000 oo litir (5,060 gallon) oo shidaal ah, kaasi oo dhawaan la geeyay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageeray dawladnimada Falastiin
Riyad November 15, 2023 (QJ) – -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xili uu ku suganaa dalka Sacuudiga dhawaan la hadlay Warbaahinta Carabta ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, isagoo sheegay in loo bahan yahay xal siyaasadeed oo lagu dhameeyo khilaafka labada dhinac. Madaxweynaha ayaa ku nuux-nuux saday in dadku aaney iska indha…
Ciidamada Yuhuuda oo galay Cisbitaalka Al Shifa
Qaza November 15, 2023 (QJ) – Ciidamada Israel ayaa galay dhismaha cisbitaalka Al Shifa oo ah isbitaalka ugu weyn magaalada Gaza. Halkaas, oo ay ka wadaan qalalaase, argagax iyo waxyeello ay u geysanayaan bukaannada, shaqaalaha caafimaadka, iyo dadka kale ee rayidka ah. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Isbitaalka Al Shifa in ka badan 100 ka…
Fataahado 8 ruux ku laayay Baladweyne
Baladweyne November 15, 2023 (QJ) -Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay ka dib kolkii webiga Shabeele uu ku fatahay magaalada Baladweyne 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegeen maamulka degmada. Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa sheegay in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay fatahaada wabiga Shabeelle ay geysteen khasaarooyin isugu…
Garaad Jaamac oo u hanjebay Somaliland
Addis Ababa November 14, 2023 (QJ) -Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Golaha Sare ee Madax-dhaqameedka SSC-Khaatumo, ayaa digniin u diray Xukuumadda Somaliland oo uu sheegay inay Hatgeysa ugu tegi doonaan. Waxa uu ku nuux nuuxsaday in dagaalka ay kula jiraan Somaliland uusan weli dhamaan, isla markaana ay ku raadjoogaan dadka lagu eedeynayo…
Dalada Mucaaridka Puntland oo jedwel doorasho soo bandhigay
Garoowe November 14, 2023 (QJ) -Dallada mucaaradka Puntland ayaa maanta soo saartay jadwal cusub oo doorashada lagu muransan yahay ee baarlamaanka, madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Puntland. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay dallada mucaaradka Puntland, doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa loo qorsheeyay in la qabto 8-da bisha Janaayo ee sanadka 2024-ka. Jadwalka la soo…
RW Ku-xigeenka oo booqday degaanada fataahadu saameysay ee Beydhabo
Baydhabo November 14, 2023 (QJ) -Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa u kuur galayay xaaladda dadka ay saameeyeen roobabkii dabeylaha watay ee El Nino. Saalax oo ay wehlinayaan mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda ka hortagga masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), xubno ka socday hay’adaha gargaarka, iyo…
Kuliyada Jaale Siyaad oo la weeraray mar kale
Muqdisho November 13, 2023 (QJ) -Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadooda ay dileen shaqsi doonayay inuu xoog ku galo Dugsiga ciidanka Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. War kooban oo ay soo saareen ciidamada ayaa lagu sheegay in aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray ciidamadooda, maadaama ay toogteen shaqsigii isku…
QM oo Puntland ka codsatay in ay gacan ka geysato nabadeynta Sool
Garoowe November 13, 2023 (QJ) -Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday maamul-goboleedka Puntland inay qaado tillaabo nabadeed oo lagu xallinayo colaadda u dhaxaysa Somaliland iyo SSC-Khaatumo. Ms. Catriona Liang, oo ah wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa ku nuux-nuuxsatay booqashadii ay ku tagtay magaalada Garoowe, halkaasoo ay Sabtidii wada hadal kula yeelatay madaxda ugu sareysa Puntland….
UN flags are lowered to half-mast to honor and mourn the 101 colleagues
NY November 13, 2023 (QJ) -UN flags are lowered to half-mast at Headquarters and offices around the world on Monday to mourn and honor our colleagues who have been killed in Gaza in recent weeks. The UN staff also observed a minute of silence to honor and mourn the 101 colleagues from the agency who…
RW Xamse oo daahfuray diiwaangelin shacab
Muqdisho November 12, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay nidaamka daryeelka bulshada ee midaysan ee diwaan-gelinta bulshada, kaas oo looga gol leeyahay in lagu dhimo saboolnimada iyo hubinta cuntada, iyo wax ka qabashada arrimaha ay ka midka yihiin abaaraha, fatahaadaha iyo macluusha. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ku nuux-nuux saday muhiimadda…
Soomaaliya oo la gelshey xaalad degdeg ah
Muqdisho November 12, 2023 (QJ) -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kulankeedii ugu horeeyay la qaadatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, kulanka waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Wasiiro, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Guddiga ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, iyagoo ku nuux nuuxsaday in…
Saraakiil Ugaandha ka soo jeeda ooATMIS laga eryay
Muqdisho November 12, 2023 (QJ) -Saraakiil ka tirsan ciidamada Uganda oo ka tirsanaa howlgalka nabad ilaalinta Africa ee Somaliya ee ATMIS ayaa xilka laga qaaday, kaddib markii lagu eedeeyay inay ku fashilmeen xaqiijinta ammaanka saldhig ay weerareen Al-shabaab oo ku yaala deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose. Labada sarkaal oo lagu kala magacaabo Colonel…
Al-Shifa Hospital has completely unable to provide adequate medical care
Gaza November 12, 2023 (QJ) -The spokesman for the Ministry of Health in Gaza, Ashraf al-Qudra, has stated that Al-Shifa Hospital has completely exhausted its capabilities and is unable to provide adequate medical care, especially for those suffering from injuries related to the ongoing military attacks by the Israeli forces. He emphasized that children and…
Shirka maalgashiga Baddaha Soomalaiya oo muqdishi ka furmay
Muqdisho November 11, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah furay shirka dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, kaasi oo lagu soo bandhigayo fursadaha dhaqaale ee kheyraadka badda ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku booriyay maalgashadayaasha gudaha iyo kuwa caalamiga ah in ay ka faa’ideystaan fursadaha dhaqaale ee faraha…
SNA and AS clash in Ceeldheer district
Ceeldheer November 11, 2023 (QJ) – The Somali National Army, in collaboration with local forces, has reportedly carried out a planned operation in the Ceeldheer district of the Galgaduud region, eastern Somalia, where Al-Shabaab militants have been present for some time. The Deputy Minister of Information for the Somali Government, Abdirahman Yusuf Al Cadaalada, stated that…
Arab and Islamic leaders condemn Israel for its recent actions in Gaza
Riyadh November 11, 2023 (QJ) -The recent emergency summit of Arab and Islamic leaders held in Riyadh issued a strongly worded statement condemning Israel for its recent actions in Gaza. They accused Israel of committing war crimes, violating international law, and perpetrating atrocities against the Palestinian population. In a press release, the summit called for a…
Wakiilka QM oo Garoowe u tegay khilaafka doorashooyinka
Garoowe November 11, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada Garoowe kula kulmay wafdi ay hoggaaminayso ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Liang. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo sidii Puntland ay gacan uga geysan lahayd arrimaha muhiimka ah ee qaranka. Madaxweyne Deni iyo Catriona Liang…
