Dagaaladii Sool oo dib u bilowday
Laascaanood November 08, 2023 (QJ) -Wararka ka soo baxaya gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in maanta uu dagaal ku dhex maray ciidamada SSC iyo ciidamada Somaliland duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Iskahorimaadka xooggan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay tuulada Buqdharkin, oo ku taal galbeedka magaalada. Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay…
