“Ciddii Shacabka Nabad-geliyadiisa Waxyeesho Gogosheeda Ha Sii Qaadato Oo Mandheera Ha Sii Tagto” Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex
Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka gobolka Marroodi-jeex Maxamad Maxamuud Jeeniyare ayaa hanjabaad ka badbadis ku jiro waxa uu hawadda u mariyay xubnihii Golaha Wasiirrada ee Isniintii toddobaadkan iska casilay xilalkii ay ka hayeen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. “Waad maqlayseen oo Golaha wasiirrada qaar baa iscasilay, shacabkayaga ayaanu annagu la hadlaynaa waxaanu leenahay hangaraarac lug uma…
