Toban Talaabo oo Afrika Ka Sugayso Obama Waxaa qoray Johnnie Carson Waxaa inoo Soo Koobaya Xuseen Kurdi
Washington 16.Jan 2016 (SDN/QJ):-Ka dib muddo todaba sanadood ah oo uu xafiiska joogay Madaxweynaha Dalka Maraykanka Brack Obama waxa uu si weyn ugu hawlanaa Qaaradda afrika marka la dhinac dhigo Madaxweynayaashii ka horeeyey ee Dalkaasi maraykanka, laakiin iyadoo ay joogitaankiisii aqalka cad uga hadhay muddo sanad ahi waxaa weli horyaalla hawlo ay tahay inuu qabto…
