Hargeysa: Hooyada Dhashay wiil Ay Boolisku Toogteen oo Farriin U Dirtay Wasiir Waran Cadde DAAWO
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan; https://www.youtube.com/watch?v=wKNSqytyKZA&spfreload=10

qurbejoog
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan; https://www.youtube.com/watch?v=wKNSqytyKZA&spfreload=10
Ankara,21Jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamada Turkiga ayaa xabsi gaaraya 1 sano ku xukuntay haweenay lagu eedeeyey inay aflagaado u geysatay Madaxweynaha dalkaasi Teyyib Erdogan. Haweenaydan oo lagu magacaabo Filiz Akinci ayaa ah qof ku takhasustay dhaqaalaha, waxaana la sheegay inay faraha ku taagtay isla markaana aflagaado si toos ah ulla beegsatay Teyyib Erdogan sanadkii 2014, xiligaasi oo uu ahaa…
Garoowe,21jan,2016(QJ/SDN)-Iyadoo dhawaan uu fashil kusoo idlaaday shirkii wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa waxaa fashilka shirkaasi beeniyay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas. Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo ka hadlaayay arimaha shirka fashilmay ayaa sheegay in marnaba aan la dhihi Karin, in shirka uu fashilmay waxa uuna tilmaamay in shirka uu ahaa mid u hakaday isfahan…
Baladweyne,21jan,2016(QJ/SDN)-Waxaa goor-dhaw soo gaaray degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdiyo ay kala hogaaminayaan RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Wasiirka difaaca Jabuuti Xasan Dharaar Hufane. Wafdiga RW Sharm’arke, waxaa ka mid ah wasiirka gaashaandhigga Somalia, Jen C/qaadir Sh. Cali Diini, wasiirka Amniga, C/risaaq Cumar Maxamed, wasiirka Batroolka & tamarta, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Taliyaha…
Hargeysa, 21 January, 2016-(SDN/QJ) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumadda ku amaanay fulinta Xukunnada Qisaasta ah. Xildhibaanka oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale Golaha Wakiillada ku bogaadiyey joojinta Xeerka Baananka Ganacsiga, isagoo Culimada uga Mahad-naqay digniinihii ay ka bixiyeen iyo sidii ay…
Dahir Ali – Somali Returnee from Minnesota Expatriates returning to Somalia are setting up homes in a new high-end complex just 7 kilometres outside Mogadishu. The 20 million dollars Daru Salaam estate is seen as offering commercial returns and helping rebuild the nation.
Hargeysa, 21 January, 2016-(SDN/QJ) –Xarunta xuquuqal iinsaanka ee Magaceeda loo soo gaabiyo HRC, ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay joojiso dadka itoobiyaanka ah ee dib loogu celinayo dalkooda. War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta xuquuqal iinsaanka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog, ayaa Xukuumadda loogu diray farriin la xidhiidha inay joojiso dadka itoobiyaanka…
Hargeysa 21 January, 2016 (SDN/QJ): – Suldaan Mustafe Cismaan Xirsi Xareed, ayaa shaaca ka qaaday inuu urur-goboleedka IGAD ku soo qanciyey inay hormood ka noqdaan wada xaajoodka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Suldaanka oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ee ku mashquulsan iib-geynta Qadiyadda Somaliland, ayaa sidoo kale sheegay in arrinkaasi oo uu Xukuumadda u…
Muqdisho 21, January, 2016(SDN/QJ)-Ururka Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in lacag gaadheysa €29 milyan oo u dhiganta $31 milyan oo doolar ugu deeqay Soomaaliya si wax looga qabto xaaladda Bin’aadanimo ee ka taagan qaybo kamid ah dalkaas. Deeqdan ayaa timid kadib markii Madaxa Midowga Yurub ee Gargaarka Bin’aadanimada iyo maareynta masiibooyinka Christos Stylianides uu…
Muqdisho,20Jan,2016(QJ/SDN)-Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa sawirada gaadiidkii Kenya looga qabsaday deegaanka Ceelcade ee Gobolka Geddo kuwasoo qaarna la gubay qaar caadi loo qabsaday. Gaadiidka gaashaaman ee Kenya iyo kuwa kale sida Cabdi Bilaha iyo Landroverka ayaa ku jira laakiin dhamana ah gaadiid milateri oo ay ku buufsan yihiin calamada Midowga Afrika ee AU. Sidoo kale…
During daybreak simultaneous operations against the Oromo community on Tuesday in some towns in Somaliland. These operations against the Oromo community took place on the streets, in the markets in their dwelling places and at their work places. The reason behind their arrest is said to be not having legitimate residence in Somaliland and occupying…
Muqdisho,20Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xidhey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii ugu horeysay ee ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Kamaandowska ee dugsigan ka qalin jebiya. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay madaxtooyada dugsigan ayaa waxaa gacanta ku haya, isla markaana maalgelinaya Dowladda…
Jowhar,20jan,2016(QJ/SDN)-Shirkii Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ee Degmada Jowhar ka socday oo wali hakad ku jira, ayaa waqtigaan u muuqda mid galay marxaladdii ugu adkeyd, kaddib markii ay lasoo darseen caqabado saameyn adag ku yeeshay sii socoshada shirka. Shirka oo markii horeba ay ku gacan-seyreen qaar ka mid ah beelaha labadaan gobol dega,…
Berbera,20Jan,2016(QJ/SDN)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo ka degmada Berbera ayaa maanta si Rasmi ah u dhagax Dhigay Warshad Hilibka Xoolaha lagu farsamayn Doono. Halkan ka Daawo Muuqaalka warkaasi Oo Dhamaystiran https://www.youtube.com/watch?v=u-UnigUquHE
Muqdisho,20jan,2016(QJ/SDN)-Beesha Caalamka ayaa ka hor timid in Dowlada Federaalka Soomaaliya ee hada jirta wax waqti kordhin ah loo sameeyo marka ay dhamaato bilaha u harsan, waxaana arintaasi ay kahor imaaneysa qorshe ay Madaxda ugu sareysa Dowlada ku doonayeen in labo sano dheeri ah ku darsadana xilka ay hada hayaan Beesha caalamka ayaa sheegtay inay ka…
Kismaayo,20jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in go’aanka ugu dambeeyay ee habka doorasho ee dalka ka dhacaysa lagu gaari doono degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu hadalkiisa ku daray Axmed Madoobe in la isugu soo laaban doono Shirar kale, isla markaana la gaari doono heshiis dhameystiran, isagoo Xusay in shirka…
Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Wadayaasha Gaadiidka Basaska Caasimadda Hargeysa ee u kala Goosha Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe ee Hargeysa, ayaa Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo Xildhibaannada Golaha Deegaanka ku canaantay dayaca baahsan ee Waddada Laamida ah ee ka timaadda Madaarka. Wadayaasha Basaska u baxa degmooyinka Maxamed Mooge iyo Maxamuud…
Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): –Kalfadhigii Wakiiladu si lama filaan ah buu u xidhmay iyadoo looga gol lahaa in aan cod loo qaadin Xeerkii Baananka. Kolay ma jiro wakhtigan xaadirka Baan caalami ah oo xiiso u haya in Somaliland uu xarun ku yeesho waayo mid ama laba ayaa jiray iyaguna markay arkeen sida ay wax yihiin…
Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Afar hablood oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda ATU Qaybta Curitaanka iyo Maareynta Ganacsiga (Entrepreneurship) ayaa furay Meharadda casriga ah ee Sharaf Boutique. Hablahan oo hore ugu guuleystey tartanka abuurista ganacsiga oo ay iska kaashadeen ATU, Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha iyo Hay’ada UNFPA. Mashruucan waxa xadhiga ka jaray Wasiir-ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta…
Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Koboca Dhaqaalaha Dalka Shiinaha ayaa hoos u dhac ku yimid isagoo kobcay boqolkiiba Lix Dhibic Sagaal( 6.9) sanadkii la soo dhaafay ee 2015,Marka la barbar dhigo sanadkii ka sii horreeyay oo uu kobacu ahaa boqolkiiba 7.3,waxaanu kobocani noqonayaa midkii ugu hooseeyay muddo 25 sana ah. Kobaca sanadlaha ee waddanka labaad…