Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Diiday Talo Turkigu Ugu soo jeediyey Inuu Ka Baaqdo Dhaarta Ziizi iyo Cawaaqibka ka Dhalan Kara
Ankara:June,08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud ayaa la sheegayaa inuu iska Dhegotiray ka qaybgalka Munaasibadda Dhaarta Maanta Dalka Masar loogu samaynayo Madaxweynaha cusub ee Siisi. Turkiga ayaa madaxweyne Xasan us oo jeediyey inaanu ka qaygelin Munaasibaddaas, isla-markaana aanu qayb ka noqon waxa ay Dawladaha qaarkood aaminsan yihiin ee ah inuu dalkaasi ka dhacay Afgembi buuxa oo…
