Real Madrid Ayaa Loo Boqrey Horyaalka Yurub(Champion League 2014) Markii 4-1 Ku Naasnuujisey Atletico Madrid.(By Jaahuur)
Lisbon-24-May-2014-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo caasimadda Portugal ee Lisbon oo kala faraxashey horyaalkii Yurub (Champion League 2014). Ciyaar aad u xiisa badneyd ahaydna (Champion League Final} ayaa foodda waxaa is darey labada naadi ee isku magaalada Real Madrid iyo Atletico Madrid) waxaana ka soo qeybgale dadweyne aan la qiyaasi karin iyo taageerayaasha…
