Xal Lagu Waday In Maanta Laga Gaadho Khilaafka Dhuleed Ee Golayaasha Deegaanka Hargaysa Iyo Sallaxley oo Fashilay Iyo Eedo Loo Jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska Somaliland
Hargaysa:01,Julay,2014(SDN/QJ)-Kulan Maanta layskugu keenayay Maayarada Magaalooyinka Hargaysa iyo Sallaxley,ayaa lagu kala kacay ka dib markii Labadii dhinac Midkood uu Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ku Eedeeyay inuu yahay Masuul aan go’aan gaadhi Karin. Kulanka Maanta oo Xildhibaanada Labada Gole Degaan ay ku wehelinyaan Odayaal dhex dhexaadin ka waday labada Dhinac,ayaa lagu qabtay Xarunta Wsaaradda Arimaha Gudaha…
