Ottawa-28-July-2014-(SDN-QJ) Saaxiibayaal Goolhayihii hore ee Horseed iyo xulka qaranka (Jaahuur) ayaa farxadda ciidul fidriga halkan ugu diraya dhamaanba ciyaartooydii cuslaatey,kuwa cusub,bahweynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel iyo muslimiinta meel kasta aay joogaan,ku ciida farxad ciiddan ciiddeeda kale ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo.
Wa bilaahi Towfiiq.
