Tartankii kubadda cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo oo galabta la soo gabagabeeyay

Gaalkacyo Nov 08,2012(SDN)-Waxaa galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu soo afmeeray tartankii kubadda cagta ee dhalinta da’da yar ee ka kala socday Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo ay ka qayb galayeen 8eed kooxood, soona socday illaa iyo 13kii September dhamaadayna maanta oo taariikhdu tahay 6da bisha 11aad sanadka…

Read More

Madaxwaynaha Soomaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelanayso Laanta Socdaalka

  Hargeysa (SDN) 0 3-11,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo loo dhisay laanta socdaalka Somaliland. Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu ka qayb-galay Munaasibad lagu qabtay xarunta uu xadhiga ka jaray, taasi oo ay ka qayb-galeen Wasiirka arimaha gudaha, saraakiisha amaanka iyo sarkaal sare oo…

Read More

Mucaaradayadu Maaha Mid Dalka Duminaysa Ee Waa Mid Dhisaysa Guddoomiyaha Ururka DALSAN Iyo Ololaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maalintii Afraad Galay

Hargeysa (BMC)– Urur Siyaasadeedka DALSAN oo ololaha u lahaa Maalinta afraad ee Maalmaha ololaha doorashada, ayaa maanta fagaarayaasha Gobolada dalka ku soo bandhiya cududa taageerayaashiisa. Taageerayaasha Magaalooyinka dalka ee Hargeysa, Berbera, Burco, Ceerigaabo, Laascaanood iyo Boorama, ayaa subaxdii hore isugu soo baxay Fagaarayaasha Magaalooyinkaasi, iyagga oo sitay calanka Dalsan iyo Sawirada Musharixiinta golayaasha deegaanka. Taageerayaasha…

Read More

Tababaraha Xulka Itoobiya Maxaa u Qarsoon?

Adis-ababa-Oct-31-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Itoobiya Sewnet Bishaw ayaan jixijixeynin markii uu u koobka qaaradda Afrika u soo baxay. Haddaba tababarahan xulka Itoobiya Sewnet Bishaw ayaa aad  iskugukalsoon,isaga oo ku hadaaqaya inuuna kooxna ka baqeynin kuna kalsoon yahay xulkiisa. Sewnet Bishaw oo runtii ixtiraama kooxha kale niyo…

Read More

Kooxda Comsed oo ciyaar lagu maamuusayay Ciida 5-1 kaga badisay kooxda 1Nation ee Boosaaso

Garoowe Oct 30,2012(SDN)-Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale Stadium ku dhex martay kooxda Comsed FC iyo kooxda 1 nation oo lagu maamuusayay maalmaha Ciida oo ku soo beegantay maalin uu magaalada ka da’ayay roob ayaa soo jiidatay indhaha boqolaal qof oo garoonka isugu yimid. Furitaankii ciyaartani waxaa ka hadlay gudoomiyaha…

Read More

Xisbiga Ucid Laantisa uk oo Hambalyo iyo Taagero u Diraya shirki golaha dhaxe iyo goamadii ka soo baxay

london Oct29/12 Xisbiga Ucid laantisa uk aya waxay hambalyo iyo taagero u dirayaan hogaanka cusub ee la doortay xisbiga ucid iyo guusha uu ku dhamaday shirwaynahii golaha dhaxe ee maanta ku qabsoomay caasimada wadanka somaliland ee Hargaysa iyaga oo hamalyo u diraya murashaxa madaxwaynaha Aqon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkisa Cabdirasid Xasan Mataan…

Read More

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Soo Gabo-gabeeyey lana doortay Musharaxa Madaxwaynaha iyo, Musharax Ku Xigeenkiisa

Hargeysa Oct28/12  (SND) – Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga UCID ayaa la soo gabo-gabeeyey, waxaana Musharaxa Madaxweynaha loo doortay Jamaal Cali Xuseen, halka Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka-na loo doortay Cabdirashiid Xasan Mataan. Shirkan ayaa waxa laga soo jeediyey khudbado kala duwan, waxaana madashaasi lagu ansixiyey in uu noqdo musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen,…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafuud Balaran oo Ka Socda Wasarada Arimaha Dibada Talyaaniga iyo Midawga Yurub

Muqdisho Oct23/12 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxmuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi Gulia Terzi. Madaxweynaha iyo wafdiga Dowladda Talyaaniga ka socday ayaa waxay wada yeesheen kulan qaatay saacado kaasi oo ay uga wada hadleen xiriirka labada wadan iyo…

Read More

Xiriirka K Cagta Ashia Ayaa Raali Galiyey Markii Danyeerada Saxaaraha Ugu Yeedheen Xulka Imaaradka.

AFC-Oct-20-1012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa xiriirka kubadda cagata AFC(Ashian Football Confederation) oo ka raaligaliyey (Apologise) dalka Imaaraadka markii uu sarkaal ka tirsan AFC ugu yeedhey xulka qaranka kubadda cagta ee Imaaraadka Daanyeerkii Saxraaga (Sand Monkey). Haddaba xulka qaranka ee kubadda cagta dalka Imaaraadka oo loogu yeedho (ALABYAD—-WHITE) ayaa runtii sumcad weyn ku leh hab…

Read More

Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london

London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen  socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota…

Read More

Saxafiyiinta Muqdisho oo Banaanbax ka dhan ah Guardian iyo Wariye Jamal Cusman dhigay

Muqdisho 19/10/2012  (SDN) – Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah Wargeyska “Guardian” iyo Wariye Jamal Cusmaan oo 11kii bishaan Qoraal kasoo qoray Saxaafadda SoomaaliyeedBanaanbaxaani oo ey ka kasoo qeyb galeen dhamaan Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo gobolada ayaa looga soo horjeeday Maqaal oo uu Qoray Wariyo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan…

Read More

Wasiir Duur Oo ka Waramaya Xaaladda Amni Ee Dalka, Hawlgalada Ciidamada Ee Habeenkii, Arrimihii Ugu Adkaa Ee Soo Maray Iyo Qodobo Kale

Hargaysa 19/10/2012 ( Xigasho Wargaysa  Geeska Afrika)- Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa ka xogwaramay amaanka dalka, hawlgalada baadhitaan ee ay muddooyinkan dambe saqada dhexe sameeyaan ciidamada Boolisku iyo arrimo kale. Wasiirka arimaha gudahu waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu xafiiskiisa ku siiyay wargayska Geeska Afrika, waxaanu ugu danbayntii…

Read More

Ivory Coast 2-0 Ku Khaarijisey Sinigal Isu Bedesheyna Fawdo.SAWIRO)

Dhakaar-Oct-14-2014-qurbejoognews.com-Asxaabtay falanqeynta ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyaa  ciyaar dhexmartey Ivery Coast iyo Sinigaal oo isu bedeshey fawdad. Haddaba ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka qaaradda Afrika (Cup Of Nation) ayaa caasimadda wadanka Sinigaal ee Dhakaar ayaa waxa ka dhacdey ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey xulka Ivory Coast iyo xulka Sinigaal. Ciyaartan…

Read More

Tartankii Kubada Kolayga ee Kooxaha Heerka Labaad oo Galay Semi Final

Hargeysa Oct 07,2012(SDN/Hubaal)-Tartankii kubada kolayga ee kooxaha heerka labaad ayaa galay marxaladiisii labaad ee semifinalka waxaana iskugu soo hadhay afarta kooxeed ee Asluubta, Abarso Tech, Jigjiga Yar iyo Ahmed Gurey. Tartankan oo uu hirgaliyay xidhiidhka Kubada Kolayga iyo wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha oo ay maaligalisay Hay’ada Mercy Corps oo soo marisay Dallada Dhalinyarada ee SONYO…

Read More

Tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo soo gaaray kulankiisii kama danbaystaa (Final)(DAAWO SAWIRADA)

Gaalkacyo Oct 05,2012(SDN)-Waxaa kulankiisii ugu danbeeyay ee Finalka soo gaaray tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga magaalada Gaalkacyo kaasoo soo biloowday 13kii bishii hore ee September ayna ka soo qayb galeen siddeed kooxood oo ka kala socday laba dhinac. Tartankan ay isku arkayeen dhalinta da’doodu ay ka hoosayso…

Read More

10-ka-Xiddig Kubadda Cagta Aduunka u Caansan oo Cayil La Dalaa Dhacaya.(SAWIRO)

 World News Sports-Ottawa-Oct-5-2012-qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo todobaadkan waxaynu ku turxameyneynaa 10-xiddig kubadda cagta ee aduunka u caansan oo la dalaa dhacaya cayil iyo buurnaan ayna ka soo waaqsan karin haddii aynan iska shaqeyn marka hore aynu soo qaadano magacyadooda. 1-RONALDO-2-MARADONA-3-WILLI,FATTY,FOULKE-4-NEIL RUDOCK-5-PAUL GASCOIGNE-6-NAVILLE SOUTHALL-7-BENNI MCCARTHY-8-ADRIANO-9-MIDDO-10-iyo MARK BOSNICH. Haddaba saaxiibayaal shaki kuma jiro ciyaaryahanada aduukuan ilaahay…

Read More

dhimashadii 96-ka Tageere ee Naadiga Liverpool

Yorkshire-Britain-Sep-26-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa masiibadii loogu magacdareyHillsborough ee dhacdey 1989 oo ay dhinteen 96 taageerayaal u aha naadiga kubadda cagata ee Liverpool. Haddaba ciidanka Boliiska ee reer Britain ayaa waxay u xagliliyaan inayiney6 arintan dib ugu celiyaan gudiga madaxa banaan ee IPCC. Dhacdadan ayaa ka dambeysey markii uu war hor leh ay ka…

Read More