|

“Ciidamada Qaranka Somaliland Waa In Ay Tuko-Raq Sii Dhaafaan”..Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa maanta waxa uu si adag uga hadley dagaalka Tuko-raq isaga oo Ciidamada Somaliland ugu baaqay in ay hore u sii socdaan ilaa ay ka gaadhayaan xuduudooda. .

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa u hadalo hanjabaada uu hawda u mariyey Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi wali Gaas.

Comments are closed