qurbejoog.com-28-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa 10-gool ee aduunka sida dhayalsiga uga dhasheen goolwalayaasha aduunka ugu caansan.
Horeyna waxaynu u soo daawaney goolashii ugu quruda badnaa ee koobkii cagta ee aduunka ka dhacay dalkaa Brazil.
