|

(DAAWO) Ciyaartii Aay Man United Final-ka Ugu Soo Baxdey(Fa Cup) Jaahuur.

imagesLondon-Apr-24-2016-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska (premier league) oo gabagabo heehaabanaya iyo Man United oo u soo baxdey Final-ka waxayna isku faataxaysan doonaan Crystal Palace.

Haddaba horyaalkan ayaa Leicester sii adkeysatey markii 4-0 uga badisey Swansea.

Ciyaarta final-ka ah ee dhexmaridoonta Man United iyo Crystal Palace waxay ka dhici doontaa (Wembley) Bisha May ee foodda inagu soo haysa 21-da haddii Eebe ka dhigo.

W/Q Jaahuur
SDN/Qj
jjaahuur@hotmail.com

Comments are closed