|

Daawo sida caruurta ku dhaqan dalka UK loo baro diinta Islaamka

London Jan 20,2015(SDN/QJ)-Madarasada Al Ixsan oo ah marasso dhawan laga hirgaliyay waqooyiga London aya durbadi kasbatay carur farabadan oo Soomaliyeed. Waalidinta Soomaaliyeed e ku nool London aya si weyna u so dhaweeyay sida macaliminta dugsigasi ay wax u baraan carurtaasi.

Hadabo hoos ka daawo wacdara ay dhigen caruurtaasi .

Comments are closed