Uncategorized

DAAWO: Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo Finland lagu soo dhaweeyay kana hadlay xaalada Hiiraan

Helsinki Oct 24,2014(SDN/QJ)-Suldaanka beesha Direed ee Woqooyiga Yurub Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo booqanaya dalka Finland ayaa ka waramay xaaladaha beesha ee gobolka Hiiraan.

Suldaan Maxamed Bashiir Geelle ayaa jawaab uu siiyay odeyo reer Hiiraan ah oo besha Sureed ku nisbeeyay Al Shabaab ayaa sheegay in degaanada Hiraan ee la isku hayo ay boqolaa sano degenaayeen beelaha Sure.

Sidoo kale Suldaanka oo ka waramay taariikhda beesha Direed ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya ee 2016 uu noqon doono mid ka soo jeeda beesha Direed. HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADA SULDAAN MAXAMED BASHIIR GEELLE.