Uncategorized

Daawo: Xukuumadoo Kala Dareerisay Dhalinyar Ka Damqatay Aflagada Loo Gaysatay Nabigenii Suubana (NNKH)Oo Ka Dhacay Magalada Hargeisa

12

Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa ka dhacay mudaharaad laga soo horjeedo aflagadii  wargayska ka soo baxa dalka faransiisku  u gaysatay nabigenii suubana naxariis iyo nabad galyo korkiisa ahate mudaharadkasi  oo ay  ciiidamada dawladu kala diren dhalinyarti isasoo ababushay

http://www.youtube.com/watch?v=HV3XcLkTX6o

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com