Uncategorized

Daawo:Dawlada Hoose Iyadaa Lafteedu U Baahan Maamul Adag Imikana Qaab Ay Wax u Wado Garanmaayo “Maayarkii Hore Hargeisa Cawl Cilmi Cabdala

cawl

Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)maayarkii hore caasimada hargeisa cawl cilmi cabdla ayaa maanta ka hadlay shaqada dawlada hoose ee magalada hargeisa  isagoo cawl cilmi cabdla sheegay  inay dawlada hoose  lafteedu u baahantahay maamul adag

hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com