Uncategorized

DAAWO:Agaasimihii hore ee wasaarada arrimaha dibedda Somaliland oo Raali gelin ka bixiyay hadalkii wasiir Xirsi

Hargeysa Feb 05,2014(SDN)-Agaasimihii hore ee Wasaarada arrimaha dibedda Somaliland Md Maxamuud Raage Ibraahim ayaa ka hadlay caga jugleyn uu wasiirka Madaxtooyada ka jeediyay kulan ay jaaliyada reer Somaliland ay u qabteen wefdi uu ogaaminayay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo UK booqanaya.