
Hargeisa 21/1/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa lagu caleemo saaray caaqil cusub oo ay yeelan doono beesha aabe yoonis ee rer maama xaflada caleemo saarkani ayaa waxa ka soo qayb galay salaadiin badan oo somaliland
http://www.youtube.com/watch?v=hIxgcUZ7nTQ&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
